XUKUNKA MAXKAMADDA SARE EE DACWADDA DUGSIYADA GAARKA AH

XUKUNKA MAXKAMADDA SARE EE DACWADDA DUGSIYADA GAARKA AH

Posted by

Maxkamadda Sare ee JSL ayaa maanta soo saartay Qaraar Maxkamadeed oo ay ujeedadiisa ku tilmaantay “Qaraar Maamul” kaasoo ka dhshay dacwad ay maxkamaddaasi u gudbiyeen Dugsiyada Gaarka ah [Private Schools].  Sida ku cad ararta qaraarkani, 14 xubnood  oo ka mid ah Guddiga Dugsiyada Gaarka loo leeyahay ee Somaliland ayda 21kii bishan [shalay] maxkamadda hordhigay dacwad ku “aadan Xeer Nidaamiyaha Waxbarashada Gaarka ah iyi go’aamo mamul loo ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska”.  Maxlamadda ayaa sheegtay in nuxurka cabashadu ahaa “in Xeer Nidaamiyaha Waxbarashada Gaarka ah qodobo ka mid ahi ka hor imanayaan Xeerka Waxbarashada Xeer Lr. 77/2018”.

Gebagebadii, maxkamadda ayda qaraarkeeda ku sheegtay saddex qodob oo Wasaaradda iyo Dugsiyada Gaarka ahba xukunno ku ridey, kuwaasoo kala ah:

  1.  In ay maxkamadduu diidey nay dacwad u furto dugsiyadaasi
  2.  Inay maxkamaddu gayb ahsan garawsatay cabashadii ay u son gudbiyeen dugsiyadu
  3.  Inay maxkamaddu fartay Wasaaradda W & S Inay dib-u-eegis ku samayso Xeer Nidaamiyihii dugsiyadu ka cawdeen “maadaama ay qaybo ka mid ahi khilaafsanyihiin Xeerka Waxbarashada Qaranka, Xeer lr. 77/2018

HALKAN HOOSE KA AKHRISO QARAARKII MAXAKAMADDA SARE OO DHAN:

Comments are closed.