WASIIRKA WAXBARASHADA SOMALILAND OO SENEGAL KA SOO LAABTAY

WASIIRKA WAXBARASHADA SOMALILAND OO SENEGAL KA SOO LAABTAY

Posted by

Mudane Faratoon, Wasiirka W. Waxbarashada Somaliland ayaa Warbaahinta Dawladda uga waramay safar uu ka soo laabtay kuna tegey dalka Senegal.  Mudane Faratoon ayaa tilmaamay inuu Caasimadda dalkaasi, Dakar, kaga qayb galay shir ku saabsanaa arrimaha Waxbarashada isagoo warbixtan hoos ka muuqata ku muujiyey guulo uu sheegay inuu kala soo guryo noday Senegal.  HALKANI KA DAAWO.

Comments are closed.