“WASIIR, ARDAY BEEN SHEEGAYA WAANU ARAGNAYE, WASIIR BEEN SHEEGAYA MAANU ARAG” – JAAMACADDA CAMUUD OO SI ADAG UGU JAWAABTAY WASIIRKA WAXBARASHADA SOMALILAND

“WASIIR, ARDAY BEEN SHEEGAYA WAANU ARAGNAYE, WASIIR BEEN SHEEGAYA MAANU ARAG” – JAAMACADDA CAMUUD OO SI ADAG UGU JAWAABTAY WASIIRKA WAXBARASHADA SOMALILAND

Posted by

“Inuu yidhaahdo Jaamacaddii ugu fiicnayd, ee ugu quruxda badnayd ee ugu weyneyd uu yidhaahdo musuqmaasuq bay samaynayeen inuu cadeeyo baanu uga fadhinaa” Gudoomiye Ku Xigeenka Jaamacadda Camuud, Diiriye, oo u jawaabayey Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Cabdilaahi Dheere.  Mudane Diiriye waxa uu ka cawday inuu Wasiirku aflagaadeeyo jaamacadda isagoo taa ka hadlayeyna yidhi “weli Jaamacadda cagaha muu soo dhigin sidii uu Wasiirka u noqday, meelahaa buu naga caayaa“.  DAAWASHO WACAN.

Comments are closed.