WARBIXIN KU SAABSAN IMTIXAANKII SHAHAADIGA AHAA EE 2014/2015 EE PUNTLAND

WARBIXIN KU SAABSAN IMTIXAANKII SHAHAADIGA AHAA EE 2014/2015 EE PUNTLAND

Posted by

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare

Xafiiska Imtixaanaadka Puntland

Warbixin kooban oo ku saabsan Imtixaankii 2014/2015

  1.  Qorshaynta hawlaha imtixaanaadka

Sida caadiga ah waxaa la qorsheeyaa wax qabadyaada Xafiiska Imtixaanaadka bisha Agoosto oo ah bilawga sannad dugsiyeedka Puntland iyadoo lala dhammaynayo dugsiyada. Haddaba bilaha uu ugu mashquulka badan yahay xafiisku ayaa ah Disember ilaa Julay ee sannad walba xilligaas oo ay dhacaan hawlaha ugu muhiimsan ee imtixaanaadku sida; dejinta imtixaanka, dib u habaynta, diwaangelinta ardayda, aruurinta kharashaadka imtixaanka, daabacaadda imtixaan, qaadista iyo sixidda, ku dhawaaqidda natiijada, raadinta deeqaha waxbarashao iyo qaybinta ardayda.

Sannadka 2015, wuxuu u ahaa Wasaaradda sannad guuleed marka la qiimeeyo dhammaan hawlaha aan kor ku soo sheegnay oo u wada dhacay sidii loo qorsheeyay

           2. Ardayda imtixaanka isu diiwaangelisay

 

Fariisatay Gudubtay Dhacday Maqan
Wiial Gabdho Wiilal Gabdho Wiilal Gabdho
1922 899 1869 873 36 15
2,821 2,742 52 38

Tirada Boqoleyda gudbidda          =         97.2%

Tirada Boqoleyda dhiciida             =         1.8%

Tirada Boqoleyda maqnayd           =          1.3%

      3. Falanqaynta natiijada ardayda

  1. Waxqabadka Maadooyinka (subject performance)

Guud ahaan natiijada imtixaanku aad ayay uga duwanayd sannadihii hore, waxaana muuqata in ay tayada waxbarashadu isu bedelayso jiif iyo joog labadaba. Ardaydu waxy muujiyeen dhabar adayg iyo karti, waxay muujiyeen imtixaan iyo natiijo xirfadysan oo aad uga fog qish, iyo musuqmaasuq, waxay imtixaanku ku galeen kalsooni buuxda oo ay ku qabaan naftooda iyo dadaalkii dheeraa ee ay soo sameeyeen. Waxaana runtii soo baxday natiijadii aan ka wada filaynay ardayda.

Waxaan halkaan ku soo gudbinaynaa isbedelkii ku dhacayay maadooyinka Sayniska, Eng. Iyo Xisaabta oo ardaydu guud ahaan ku hooseeyeen saddexdii sano ee ugu dambaysay taas oo tuse cad u ah halka aan u soconno

Maado 2013 2014 2015 Saamiga kororka 13&15
English 34.71 47.30 48.02 13.8%
Xisaab 23.44 22.09 26.01 11%
Physics 34.99 35.52 39.70 11.34%
Biology 38.60 42.37 47.19 12.22%
Chemistry 37.72 40.72 46.44 12.31%

Sida ku cad shaxda sare waxaa muuqdata isbedel wax ku ool ku dhacay tayada waxbarashada guud ahaan gaar ahaan maadooyinka ay ardaydu ku hooseeyaan.

      2.Waxqabadkii dugsiyada (school performance):

Waxaa sidoo kale isbel xoogan uu ku dhacay performanceka dugsiyada Puntland kaasoo runtii laga dheehan karo shaxda hoose

Sannad dugsiyee A B C D E Totalka dugsiyada
2013 0 1 32 5 2 40
2014 0 1 36 5 0 42
2015 0 10 37 5 0 52

 

NB:

  • Dugsiyada oo labadii sano ee dambaysa ka soo baxay darajada E
  • Gradeka C si isdabjoog ah u kordhaya
  • Gradeka B oo markii ugu horraysay ay wada galeen 10 ka dugsi ee ugu horraysay imtixaanka 2015.

          3. Waxqabadka ardayda (student performance):

Sannad A B C D E
2013 308 607 825 459 117
2014 372 727 959 400 60
2015 556 918 962 306 41
           

 

NB:

  • Waxaa aad u soo yaraanaya grade E & D
  • Waxaa sidoo kale soo kordhaya ardayda kaalimaha hore ee A
  • Waxay ardaydu badan yihiin caloosha B&C taasoo ku tussays in imtixaanku ku fariisanayo Normal curve of distribution

        4. Dugsiyada ugu wax qabadka fiicnaa:

Sida aan kor ku soo sheegnay waxaa sannadba sannadka ka dambeeya soo hagagaaya tayada dugsiyada sare ee Puntland. Waxan halkaan ku soo gudbinaynaa dugsiyada ay mudantahay in la xuso.

Waxqabadka dugsiga ama school performancega waxaa lagu soo saaraa: Wadarta celceliska ardadiisa oo loo qaybiyay tirada ardaydiis

S/N Dugsi Celceliska dhibcaha Grade
1. Imaam Nawawi – Bos 67.31 B
2. Almuntada Qar. 66.25 B
3. Dhahar secondary 64.13 B-
4. Nugal secondary 63.52 B-
5. Shiikh Osman 62.05 B-
6. Imam Shafici 61.90 B-
7. Buran Secondary 61.06 B-
8. Al-Nur –Badhan 60.97 B-
9. Al-Furqan –Badhan 60.94 B-
10. Al-Waha 60.63 B-

Hoos Ka Daaawo Sawiradii Dhacdooyinkii Imtixamadka 2014-2015:

IMG_0207IMG_0206IMG_0205IMG_0204IMG_0189IMG_0189IMG_0178IMG_0175

IMG_0184hawaIMG_0166IMG_0167IMG_0256IMG_0254IMG_0284IMG_0282IMG_0275IMG_0274dr2 - Copydr2 - Copy

 

IMG_1284IMG_1288IMG_1289IMG_1293IMG_1295IMG_1298IMG_1299IMG_1301IMG_1304IMG_1306IMG_1307
IMG_1318IMG_1319

 

IMG_1337IMG_1342IMG_1343IMG_1344IMG_1345IMG_1346IMG_1348IMG_1351IMG_1353IMG_1354%</p

 

IMG_1093 - CopyIMG_1091 - CopyIMG_1093IMG_1091IMG_1541IMG_1543IMG_1546IMG_1523IMG_1524IMG_1540

 

IMG_1229IMG_1208IMG_11961 - CopyIMG_1254IMG_12522 - Copy23 - Copy - Copy3 - Copy4 - Copy - Copy4 - Copy (2)6 - Copy7 - Copy912111013141516171822212023242629282731IMG_1386IMG_1388

IMG_1389IMG_1393IMG_1394IMG_1388IMG_1386IMG_1402IMG_1413IMG_1414IMG_1417IMG_1416IMG_1427IMG_1426IMG_1425IMG_1428IMG_1449IMG_1448IMG_1480IMG_1479IMG_1471IMG_1481IMG_1482IMG_1490IMG_1497IMG_1501IMG_1503IMG_1508IMG_1509

IMG_1135IMG_1623 - CopyIMG_1622IMG_1621 - CopyIMG_1620IMG_1620 - CopyIMG_1612IMG_1607IMG_1607 - CopyIMG_1604IMG_1604 - CopyIMG_1603IMG_1603 - CopyIMG_1602 - CopyIMG_1601IMG_1601 - CopyIMG_1382IMG_1381IMG_1377IMG_1376

drIMG_0261IMG_0260IMG_0262IMG_0255IMG_0256IMG_0254IMG_0235IMG_0258IMG_0234IMG_0277IMG_0275IMG_0274IMG_0283IMG_0286IMG_0284

IMG_0227IMG_0221IMG_0218IMG_0189IMG_0162

Comments are closed.