WARAYSI DHEER OO SAAB TV LA YEESHAY WASIIRKA WAXBARASHADA SOMALILAND

WARAYSI DHEER OO SAAB TV LA YEESHAY WASIIRKA WAXBARASHADA SOMALILAND

Posted by

Sidee shirkadda HEMA lagu siiyey qandaraaska daabacaadda Buugaagta Manhajka? Tayada Manhajka Cusub miyey liidataa? Maxaa loo waayey Siyaasaddii iyo Xeerkii Waxbarashada?  Wasiir walba oo Wasaaradda yimaadaa Manhaj Waxbarasho oo uu isagu ku saxeexanyahay buu samaysta, siyaasaddii iyo Xeerkii Waxbarashona lama hayo, haddaba sidee waxbarashadii dalka la isugu hallayn karayaa? iyo qodobbo kale.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Comments are closed.