TARTAN AQOONEEDKA DUGSIYADA MUQDISHO OO BILAABMAY

TARTAN AQOONEEDKA DUGSIYADA MUQDISHO OO BILAABMAY

Posted by

Tartanka Dugsiyada MuqdishoTarankii sannadlaha ahaa ee Bisha Ramadaan loo qaban jirey Dugsiyada Muqdisho ayaa loo furay 24 Dugsi. Barnaamijkan oo uu diyaariyo Telefishanka Universal ayaa ah kii labaad, isagoo bilaabay markii koowaad sannadkii ina dhaafay ee 2016 oo ay ka qayb galeen 20 Dugsi. Sannadkan waxaa maalgelinta Barnaamijka fuliyey Maamulka Gobolka Banaadir iyadoo ay su’aalaha soo diyaarisay Jaamacadda Muqdisho.  Waxaana lagu bilaabay tartankan labada dugsi ee kala ah Daarul Qudus iyo Jaabir.

Comments are closed.