Post Tagged with: "NATIIJADII IMTIXAANADA"

IMTIXAANKII SHAHAADIGA AHAA EE SOMALILAND, 2018, OO LAGU DHAWAAQAY

IMTIXAANKII SHAHAADIGA AHAA EE SOMALILAND, 2018, OO LAGU DHAWAAQAY

Imtixaanada Shahaadiga ah, Wararka/News 15th September 2018 at 4:45 pm Comments are Disabled

Gudoomiyaha Guddiga Imtixaanada ee Somaliland, Mudane Daa’uud, ayaa maanta ku dhawaaqay natiijada imtixaanadii sannad dugsiyeedka 2017 – 2018 iyadoo uu goobtii lagag dhawaaqayey qoobjoog ku ahaa Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, Mudane Faratoon. HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKAASI:

Read more ›
DUGSIGA SHEEKH IBRAAHIM, BURCO: ISAGOO LAHAA 9 ARDAY OO KAALMAHA SOMALILAND UGU SAREEYA AH, MAXAA SABABAY  MAALINTII LAGU DHAWAAQAY NATIIJADA IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH INAAN LA SOO HADAL QAADIN?

DUGSIGA SHEEKH IBRAAHIM, BURCO: ISAGOO LAHAA 9 ARDAY OO KAALMAHA SOMALILAND UGU SAREEYA AH, MAXAA SABABAY MAALINTII LAGU DHAWAAQAY NATIIJADA IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH INAAN LA SOO HADAL QAADIN?

Wararka/News 26th August 2016 at 4:14 pm 34 comments

Guddoomiyaha Guddiga Imtixaanada Somaliland, Wasiirudawlaha W. Waxbarashada iyo Afhayeenka W. Waxbarashada ayaa isaga daba noqday ka jawaabista iyo ka raaligelinta ardayda iyo maamulka Dugsiga Sheekh Ibraahim qalad farsamo oo dhacay maalintii la yeedhinayey natiijada Imtixaanadii Shahaadiga ahaa ee Somaliland.  DAAWASHO WACAN.

Read more ›