Post Tagged with: "Jaamacadaha Somaliland"

ISLAMIC ONLINE UNIVERSITY, BORAMA, OO MARKII UGU HOREYSEY ARDAY DHAMAYSATAY U DABAALDEGTEY

ISLAMIC ONLINE UNIVERSITY, BORAMA, OO MARKII UGU HOREYSEY ARDAY DHAMAYSATAY U DABAALDEGTEY

Jaamacadaha, Wararka/News 25th November 2017 at 9:08 am 1,417 comments

Dr. Bilaal Philips, Aasaasaha Guud ee Jaamacadaha Islamic Online University iyo sidoo kale Gudoomiyaha Faraca Boorama ee Jaamacadda, Mudane Axmed Maxamed Xaamud, maamulka, ardayda, waalidiinta iyo martisharaf kale ayaa ka soo qayb galay munaasabad lagu maamuusay Dufacaddii Koowaad ee ka qalinjebisa Jaamacadda Islamic Online faraceeda Boorama. Ardayda qalinebisey oo tiradoodu […]

Read more ›
JAAMACADDA ALPHA EE BURCO: KILLIYADAHA KALKAALIYENIMADA [NURSING], UMUULISONIMADA [MIDWIFERY] IYO SHAYBAADHIDDA [LAB] OO CARWO SAMEEYEY

JAAMACADDA ALPHA EE BURCO: KILLIYADAHA KALKAALIYENIMADA [NURSING], UMUULISONIMADA [MIDWIFERY] IYO SHAYBAADHIDDA [LAB] OO CARWO SAMEEYEY

Jaamacadaha, Wararka/News 9th September 2017 at 4:32 pm 931 comments

Cabdishakuur Maxamed Yuusuf, Gudoomiye Ku Xigeenka Barnaamijyada Waxbarshada Derejada Labaad [Master Program] ee Jaamacadda Alpha ayaa furitaankii carwada ka sheegay noocyada Kulliyadaha carwadan ka qayb gelaya, wuxuuna tilmaamay inay “sharaf noo tahay inaanu soo bandhigno tayada waxbarashada aanu bixino”. HALKAN KA DAAWO.

Read more ›
AMOUD UNIVERSITY: PAST AND PRESENT

AMOUD UNIVERSITY: PAST AND PRESENT

English News, Jaamacadaha 6th September 2017 at 10:39 pm 1,415 comments

Read this captivating story from Khadija A. Sheikh, an alumnus of Amoud University http://somalilandpress.com/somaliland-experiencing-amoud-34761 about Amoud University!!! More readings about Amoud Amoud University history and background can also be found on the article called “In a breakaway region of war-torn Somalia, a new university takes root” from Somaliland Space, an […]

Read more ›
JAAMACADDA BEDER IYO CARWADII JAAMACADAHA SOMALILAND

JAAMACADDA BEDER IYO CARWADII JAAMACADAHA SOMALILAND

Wararka/News 2nd September 2017 at 8:06 pm 431 comments

“Jaamacaddu waxay hormood ku tahay [barashada] Dhaqaalaha Islaamka, Maaliyadda Islaamka iyo Bangiyada Islaamka” – Xubin ka tirsan Maamulka Jaamacadda Beder. HALKAN KA DAAWO.

Read more ›
BOORAMA, JAAMACADDA BEDER: DUFCADDII KOOWAAD OO KA QALINJEBISEY MAANTA

BOORAMA, JAAMACADDA BEDER: DUFCADDII KOOWAAD OO KA QALINJEBISEY MAANTA

Wararka/News 10th August 2017 at 4:17 pm 617 comments

Arday tiradoodu dhantahay 163 oo dhammaystay Waxbarashada Heerka Koowaad ee Jaamacadda [Bachelor Degree] iyo heerka Dibloomada ayaa lagu maamuusay xaflad loogu damaashadayey.  Gudoomiyaha Faraca Boorama ee Jaamacadda Beder, Prof Saleebaan Muuse, ayaa sheegay ardayda qaadatay Shahaadada Koowaad oo inay tiradoodu dhantahay 37 ayna barteen labada maaddo ee kala ah Shareecada […]

Read more ›
IMTIXAANKII HAWLQABASHADA [PRACTICAL EXAM] – DAAWO, ARDAYDA KULLIYADDA CAAFIMAADKA EE JAAMACADDA HARGEYSA

IMTIXAANKII HAWLQABASHADA [PRACTICAL EXAM] – DAAWO, ARDAYDA KULLIYADDA CAAFIMAADKA EE JAAMACADDA HARGEYSA

Jaamacadaha, Wararka/News 12th July 2017 at 9:43 am 488 comments

Waxaa ardayda Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Hargeysa u bilaabmay  imtixaanka loo yaqaano hawlqabashada [Practical] kaasoo lagaga qaadayo Cusbitaalka Guud ee Hargeysa gudihiisa.  Imtixaankan ayaa, sida ay sheegtay Jaamacadda Hargeysa, waxaa goobjoog ahaan u qaadaya Barayaal Sare oo ka socda Jaamacadda King’s College ee London.

Read more ›
GUDDIGA JAAMACADDA SANAAG OO LAGU DHAWAAQAY

GUDDIGA JAAMACADDA SANAAG OO LAGU DHAWAAQAY

Wararka/News 8th July 2017 at 1:58 pm 73 comments

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag, Maxamed Cabdi Jaamac [Fly], ayaa maanta ku dhawaaqay Guddiga Jaamacadda Sanaag [Sanaag University Board of Directors] kuwaasoo ka kooban 11 xubnood oo isugu jira daljoog iyo qurbajoog.  HALKAN KA DAAWO.

Read more ›
MUHIIM, ARDAYDA JAAMACADDA EELO OO SOO BANDHIGAY ‘SOFTWARES’ CUSUB OO AY HAL ABUUREEN

MUHIIM, ARDAYDA JAAMACADDA EELO OO SOO BANDHIGAY ‘SOFTWARES’ CUSUB OO AY HAL ABUUREEN

Jaamacadaha, Wararka/News 10th June 2017 at 12:27 am 126 comments

Kulliyadda ICT ee Jaamacadda EELO ee ku taala degmada Boorama, Gobolka Awdal, ayaa lagu soo bandhigay ‘Softwares’ ay si gaar ah u hal abuureen ardayda ka qalin jebineysa Dufcadda Toddobaad kulliyadaasi.  DAAWSHO WACAN.

Read more ›