Post Tagged with: "IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH"

TIRADA ARDAYDA GOBOLKA AWDAL EE KU DHACDAY IMTIXAANADII SHAHAADIGA AHAA

TIRADA ARDAYDA GOBOLKA AWDAL EE KU DHACDAY IMTIXAANADII SHAHAADIGA AHAA

Imtixaanada Shahaadiga ah, Wararka/News 18th September 2017 at 9:04 pm 844 comments

Isuduwaha Wasaaradda Waxbarashada ee Gobolka Awdal, Jeke Cumar Cismaan, ayaa saxaafadda u sheegay in ardaydii Gobolka Awdal ee sannadkan 2017 u fadhiisatay Imtixaanada Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare ay ka dhaceen [ku guuleysan waayeen] 105 arday, halka ay ardayda Dugsiyada Dhexe ee Gobolka ay ka dhaceen 202 arday.

Read more ›
DIB U EEG: 60 JIR U FADHIISTAY IMTIXAANKA DUGSIYADA SARE

DIB U EEG: 60 JIR U FADHIISTAY IMTIXAANKA DUGSIYADA SARE

Axmed Maxamed Cali oo dhashay sannadkii 1955 ayaa u fadhiistay Imtixaanka Shahaadada Dugsiyada Sare, Degmada Balcad, sannadka 2016. Axmed oo hadda 60 jir ah ayaa fasal wax kula dhigta caruur la da’ ah kuwa uu awoowga u yahay, waxayna sheegeen inuu tusaale u noqon karo in odayaasha la midka ahi […]

Read more ›
CEERIGAABO, IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH OO KA BILAABMAY

CEERIGAABO, IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH OO KA BILAABMAY

Gobolka Sanaag ardayda u fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare ayay tiradoodu dhantahay 615 arday, halka  ardayda u fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe tiradoodu tahay 1,330 arday – sidaasi waxaa saxaafadda u sheegay Isuduwaha Wasaaradda Waxbarashada Gobolka Sanaag, Mudane Cabdalle Maxamuud Maxamed oo hadal kooban ka jeediyey munaasabadda […]

Read more ›
DUGSIYADA PUNTLAND: NATIIJADA IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH OO LA SOO SAARAY

DUGSIYADA PUNTLAND: NATIIJADA IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH OO LA SOO SAARAY

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa maanta shaacisay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee fasalka 4-aad ee dugsiyada sare. Imtixaanka fasalka 4-aad ee Dugsiyada sare  ee Puntland ayaa sanadkan waxaa u fariistay 3,889 arday oo ay 2,479 wiilal ahaayeen, halka 1,410 ay gabdho ahaayeen, waxaan Imtixaankaas ka gudubtay 3687 arday, […]

Read more ›
HARGEYSA:  QISHKA IMTIXAANADA OO SHIR WEYN LAGA GALAY

HARGEYSA: QISHKA IMTIXAANADA OO SHIR WEYN LAGA GALAY

Wada tashi ballaadhan oo loogu talo galay in lagu lafo guro sidii lagu xakamayn lahaa Qishka ama eegashada ee Imtixaanada Shahaadiga ah ayaa lagu qabtay Hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa.  Shirkan oo ay ka soo qayb galeen Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta, Wasiirudawlaha Wasaaradda Waxbarashada, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada […]

Read more ›
IMTIXAANADII BURCO OO JAHAWAREER GALAY: MAAYARKA OO AMRAY IN LA JOOJIYO, XAFIISKA IMTIXAANADA SOMALILAND OO SHEEGAY INAANAY WARKAAS HAYNIN

IMTIXAANADII BURCO OO JAHAWAREER GALAY: MAAYARKA OO AMRAY IN LA JOOJIYO, XAFIISKA IMTIXAANADA SOMALILAND OO SHEEGAY INAANAY WARKAAS HAYNIN

Maayarka Degmada Burco oo soo saaray Go’aan lagu joojinayo Imtixaanada Dugsiyada Degmadaasi, iyo Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka oo sheegay inaanay arrintaasi wax war ah ka haynin Imtixaankii Shahaadiga ahaana sidiisii loo qaadi doono 1da Bisha July, 2017.

Read more ›
IMTIXAANAADKA SHAHAADIGA AH OO BELEDWEYNE LAGA BILAABAY

IMTIXAANAADKA SHAHAADIGA AH OO BELEDWEYNE LAGA BILAABAY

Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan iyo wasiir ku-xigeenka wasaarada waxbarashada ayaa si rasmi ah magaalada Beledweyne uga daah furay Imtixaanka Shahaadiga ee heer Qaran oo ay u fariisanayaan guud ahaanba dalka Soomaaliya 23kun oo ardeyda dugsiyada sare ah. Wasiir ku-xigeenka wasaarrada waxbarashada dowladda federaalka Feysal Cumar Guulleed ayaa maanta kormeeray goobaha […]

Read more ›
RA’IISALWASAARAHA SOMALIA OO KORMEERAY GOOBAHA IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH EE MUQDISHO

RA’IISALWASAARAHA SOMALIA OO KORMEERAY GOOBAHA IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH EE MUQDISHO

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagey qaar kamid ah Dugsiyada ay ka socdaan Imtixaanka Shahaadiga ah oo guud ahaan maanta dalka oo dhan ka dhacaya. Iyadoo ay soo diyaarisay Wasaaradda Waxbarashada ee xukuumadda Soomaaliya. Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka […]

Read more ›
JADWALKA IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH EE PUNTLAND

JADWALKA IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH EE PUNTLAND

Waxaad halka kaga bogan kartaa Jadwalka Imtixaanada Shahaadiga ah ee Dawlad Goboleedka Puntland. Imtixaanadan oo bilaabmay maanta oo ay Taariikhdu tahay 20 May, 2017 waxay kuwa Dugsiyada sare ku egyihiin [dhamaanayaan] Khamiista 25ka May, halka ay kuwa Dugsiyada Dhexena dhamaanayaan maalinta Salaasada 23ka May.  HALKAN KA AKHRISO.  

Read more ›
MUQDISHO: JADWALKA IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH EE DUGSIYADA SARE OO LA SOO SAARAY

MUQDISHO: JADWALKA IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH EE DUGSIYADA SARE OO LA SOO SAARAY

Wararka/News 16th May 2017 at 6:29 pm 638 comments

Wasaarada Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya ayaa soo saartay Jadwalka Imtixaanka Mideysan ee Dugsiyada Sare, waxaana imixaankan lagu wadaa in uu si rasmi ah u bilowdo maalina Sabtida ee ku beegan 20ka bisha May. Jadwalka ay soo saartay Wasaarada Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu cadeeyay sida ay u kala horeeyaan maadooyinka imtixaanka […]

Read more ›