Post Tagged with: "iMTIXAANADA SHAHAADIGA AH SOMALILAND"

DUGSIGA SALAAMA, HARGEYSA: DUFCADDII SHANAAD OO LA SII SAGOOTIYEY

DUGSIGA SALAAMA, HARGEYSA: DUFCADDII SHANAAD OO LA SII SAGOOTIYEY

Wararka/News 22nd September 2018 at 8:51 am Comments are Disabled

Maamulaha Dugsiga Salaama, Siciid Faarax Xuseen, Waalidiinta, Macalimiinta, ardayda iyo martisharaf ay ka mid yihiin Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland iyo xildhibaano ka tirsan Golayaasha Qaranka ee Somaliland ayaa ka soo qayb galay Xaflad Hudheelka Maansoor loogu qabtay ardayda ka qalinjebisey Dugsiga Sare ee Salaama. Gebagebadii xafladda waxaa abaalmarino lagu gudoonsiiyey […]

Read more ›
MAAMULAHA DUGSIYADA NUURADIIN OO ISKA FOGEEYEY IIBSIGA NATIIJADA IMTIXAANADA: “ANNAGU LACAG MA BIXINO”

MAAMULAHA DUGSIYADA NUURADIIN OO ISKA FOGEEYEY IIBSIGA NATIIJADA IMTIXAANADA: “ANNAGU LACAG MA BIXINO”

Wararka/News 17th September 2018 at 8:14 am Comments are Disabled

Maamulaha Dugsiyada Nuuradiin, Mudane Mahad, ayaa si weyn uga biya diidey eedeyn loo soo jeedieyey oo ku saabsan inuu iibsado kaalmaha hore ee natiijada Imtixaanada Shahaadiga ah ee Somaliland.  Maamulaha oo Hargeysa kula hadlay warbaahinta ayaa sheegay “Guusha Allaa bixiya….Annagu lacag ma bixino. Cidda aanu lacag siinaa ha sheegaan oo […]

Read more ›
IMTIXAANKII SHAHAADIGA AHAA EE SOMALILAND, 2018, OO LAGU DHAWAAQAY

IMTIXAANKII SHAHAADIGA AHAA EE SOMALILAND, 2018, OO LAGU DHAWAAQAY

Imtixaanada Shahaadiga ah, Wararka/News 15th September 2018 at 4:45 pm Comments are Disabled

Gudoomiyaha Guddiga Imtixaanada ee Somaliland, Mudane Daa’uud, ayaa maanta ku dhawaaqay natiijada imtixaanadii sannad dugsiyeedka 2017 – 2018 iyadoo uu goobtii lagag dhawaaqayey qoobjoog ku ahaa Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, Mudane Faratoon. HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKAASI:

Read more ›
FORM FOUR GEOGRAPHY, 2015: IMTIXAANKII SHAHAADIGA AHAA

FORM FOUR GEOGRAPHY, 2015: IMTIXAANKII SHAHAADIGA AHAA

Waxaanu todobaadka soo socda idiin soo bandhigaynaa Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Dugsiyada Sare ee sannadkii 2015. Gaar ahaan Geography. Halkan Hoose Guji/Riix: Geography, Form Four, 2015 – Somaliland

Read more ›
IMTIXAAN KU CELIS AH [RE-EXAM] OO LA SOO GEBAGEBEEYEY

IMTIXAAN KU CELIS AH [RE-EXAM] OO LA SOO GEBAGEBEEYEY

Imtixaanada Shahaadiga ah, Wararka/News 2nd February 2018 at 7:55 pm 799 comments

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, ayaa soo gebogabaysay Imtixaan la qaadayey Arday ku hadhay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee sannad-dugsiyeedkii 2016-2017, kuwaasi oo mar labaad Imtixaan laga qaaday, ka dib markii Afar bilood loo waday Waxbarasho Kaabis ah.

Read more ›
TIRADA ARDAYDA GOBOLKA AWDAL EE KU DHACDAY IMTIXAANADII SHAHAADIGA AHAA

TIRADA ARDAYDA GOBOLKA AWDAL EE KU DHACDAY IMTIXAANADII SHAHAADIGA AHAA

Imtixaanada Shahaadiga ah, Wararka/News 18th September 2017 at 9:04 pm 844 comments

Isuduwaha Wasaaradda Waxbarashada ee Gobolka Awdal, Jeke Cumar Cismaan, ayaa saxaafadda u sheegay in ardaydii Gobolka Awdal ee sannadkan 2017 u fadhiisatay Imtixaanada Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare ay ka dhaceen [ku guuleysan waayeen] 105 arday, halka ay ardayda Dugsiyada Dhexe ee Gobolka ay ka dhaceen 202 arday.

Read more ›
IMTIXAANKII SHAHAADIGA AHAA OO MAANTA LA SOO GEBAGEBEEYEY, GUDOOMIYAHA XAFIISKA IMTIXAANAADKA OO KU DHAWAAQAY

IMTIXAANKII SHAHAADIGA AHAA OO MAANTA LA SOO GEBAGEBEEYEY, GUDOOMIYAHA XAFIISKA IMTIXAANAADKA OO KU DHAWAAQAY

Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, Mudane Maxamed Aadan Cilmi iyo Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanada, Mudane Daa’uud Axmed Faarax ayaa si wada jir ah maanta u sheegay in Imtixaanadii Shahaadiga ahaa ee sannad dugsiyeedka 2016 – 2017 maanta la soo afmeeray.  DAAWASHO WACAN.

Read more ›
BERBERA: IMTIXAANKII OO WHATSAPP LAGU GUDBIYEY, LABA MACALLIN OO LOO XIDHAY

BERBERA: IMTIXAANKII OO WHATSAPP LAGU GUDBIYEY, LABA MACALLIN OO LOO XIDHAY

Laba macallin ayaa xabsiga loo dhaadhiciyey, halka mid kalena lagu dabo jiro sidii loo soo qaban lahaa, kadib markii lagu eedeeyey inay ku kaceen fal imtixaanka loogu qishayo ardayda dugsi ka mid ah dugsiyada Dhexe ee degmada Berbera.  Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland, Mudane Cabdilaahi Dheere, oo […]

Read more ›
CEERIGAABO, IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH OO KA BILAABMAY

CEERIGAABO, IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH OO KA BILAABMAY

Gobolka Sanaag ardayda u fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare ayay tiradoodu dhantahay 615 arday, halka  ardayda u fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe tiradoodu tahay 1,330 arday – sidaasi waxaa saxaafadda u sheegay Isuduwaha Wasaaradda Waxbarashada Gobolka Sanaag, Mudane Cabdalle Maxamuud Maxamed oo hadal kooban ka jeediyey munaasabadda […]

Read more ›
GOBOLKA SAAXIL, BERBERA: QAABKII IMTIXAANKU UGA BILAABMAY

GOBOLKA SAAXIL, BERBERA: QAABKII IMTIXAANKU UGA BILAABMAY

Arday tiradoodu dhantahay 1,124 arday [Dugsiga Sare 470 arday; Dugsiga Dhexena 680 arday]  oo wax ku barta 24 dugsi [Dugsiga Sare 7 dugsi; Dugsiyada Dhexena 17 dugsi] oo ka tirsan Gobolka Saaxil ayaa maanta u fadhiistay 9 goobood oo lagu galay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Dugsiyada Dhexe iyo Sare ee Somaliland.  HALKAN […]

Read more ›