Post Tagged with: "IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH PUNTLAND"

IMTIXAANKII SHAHAADIGA AHAA EE PUNTLAND OO MAANTA LA BILAABAY SIXITAANKIISII

IMTIXAANKII SHAHAADIGA AHAA EE PUNTLAND OO MAANTA LA BILAABAY SIXITAANKIISII

Wararka ka imanaya Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa sheegaya in la bilaabay sixitaanka Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee dhowaan laga qaaday Dugsiyada Dhexe iyo Sare ee degaanadaasi. Imtixaanadan oo qaadistooda la bilaabay 20 kii bishii May, 2017  lana soo gebagebeeyey 25kii May, 2017    ayay qaadatay in loo diyaargaroobo sixitaankooda […]

Read more ›
WARBIXIN KU SAABSAN IMTIXAANKII SHAHAADIGA AHAA EE 2014/2015 EE PUNTLAND

WARBIXIN KU SAABSAN IMTIXAANKII SHAHAADIGA AHAA EE 2014/2015 EE PUNTLAND

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Xafiiska Imtixaanaadka Puntland Warbixin kooban oo ku saabsan Imtixaankii 2014/2015  Qorshaynta hawlaha imtixaanaadka Sida caadiga ah waxaa la qorsheeyaa wax qabadyaada Xafiiska Imtixaanaadka bisha Agoosto oo ah bilawga sannad dugsiyeedka Puntland iyadoo lala dhammaynayo dugsiyada. Haddaba bilaha uu ugu mashquulka badan yahay xafiisku ayaa ah […]

Read more ›
LIISKII NATIIJADA IMTIXAANADA EE TOBANKA ARDAY EE UGU SARAYSA OO SANNADKAN LA JOOJIYEY

LIISKII NATIIJADA IMTIXAANADA EE TOBANKA ARDAY EE UGU SARAYSA OO SANNADKAN LA JOOJIYEY

Shirkii ku saabsanaa Xadaynta Qishka Imtixaanada ee ka socdey Hudheelka Maansoor, Hargeysa, ayaa la soo gebagebeeyey iya doo sida ay sheegayaan warar hordhac ah oo aanu helney, halkaasi laga soo saaray talooyin afar qodob ah oo ay ugu weyntahay in wixii laga bilaabo sannadkan la joojiyey liiskii natiijada Imtixaanka ee […]

Read more ›
JADWALKA IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH EE PUNTLAND

JADWALKA IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH EE PUNTLAND

Waxaad halka kaga bogan kartaa Jadwalka Imtixaanada Shahaadiga ah ee Dawlad Goboleedka Puntland. Imtixaanadan oo bilaabmay maanta oo ay Taariikhdu tahay 20 May, 2017 waxay kuwa Dugsiyada sare ku egyihiin [dhamaanayaan] Khamiista 25ka May, halka ay kuwa Dugsiyada Dhexena dhamaanayaan maalinta Salaasada 23ka May.  HALKAN KA AKHRISO.  

Read more ›
IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH OO MAANTA PUNTLAND LOOGA FADHIISTAY

IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH OO MAANTA PUNTLAND LOOGA FADHIISTAY

Guddoomiyaha Barlamaanka dawladda Puntland, Axmed Cali, ayaa maanta  daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo Sare ee Puntland, isagoo ka daahfuray Dugsiga Sare  ee Gambool,  Garowe.  Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe iyo sare ee Puntland waxaa ka qayb galay  Arday isugu jira wiilal iyo gabdho oo tiradooda dhan […]

Read more ›
IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE DAWLADDA FEDERAALKA SOMALIA OO WAR LAGA SOO SAARAY

IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE DAWLADDA FEDERAALKA SOMALIA OO WAR LAGA SOO SAARAY

Wasaaradda Waxbarashada Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay warmurtiyeed ku saabsan Qaadista Imtixaanka Shahaadiga ah  ee dhowaan la qaban doono, wuxuuna war murtiyeedkaas u qornaa sidatan:- WAR MURTIYEED WASAARADA WAXBARASHADA SOOMAALIYA 1. Wargelin Sida uu qabo sharciga Waxbarashada Guud ee dalka, sannad dugsiyeed kasta dhammaadkiisa waa in arday […]

Read more ›