Post Tagged with: "Deeq Waxbarasho"

DEEQ WAXBARASHO, JUBALAND: 100 ARDAY OO KILILKA SHANAAD UGU DEEQAY WAXBARASHO

DEEQ WAXBARASHO, JUBALAND: 100 ARDAY OO KILILKA SHANAAD UGU DEEQAY WAXBARASHO

Schoolarships, Wararka/News 8th September 2017 at 12:12 am 1,086 comments

Macallin Ibraahim Maxamed Yuusuf, Wasiirka Arrimaha Bulshada, ee Dawlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo kaga qayb galay xaflad loo sameeyey sagootiska 100 arday oo u dhoofaysa magaalada Jigjiga, Xarunta Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya [DDSI]. Sidoo kale, waxaa munaasabadda ka soo qayb galay hadallo waano ahna ka soo jeediyey Gudoomiyaha degmada […]

Read more ›
DEEQ WAXBARASHO, SOMALILAND: 18 ARDAY OO DALKA SUUDAAN SIIYEY DEEQ WAXBARASHO

DEEQ WAXBARASHO, SOMALILAND: 18 ARDAY OO DALKA SUUDAAN SIIYEY DEEQ WAXBARASHO

Schoolarships, Wararka/News 8th September 2017 at 12:11 am 2,096 comments

Gudoomiyaha Dugsiyada Hay’adda Geeska Afrika, Mudane Faysal Maxamuud Xasan, ayaa sheegay in 18 arday oo wax ku bartay dugsiyada Hay’adda Geeska Afrika ay fursado waxbarasho ka heleen Jaamacadda Afrika ee Carbeed oo ku taala Dalka Suudaan.  Gudoomiyaha ayaa hadalkaasi ka sheegay xaflad kooban oo loo sameeyey ardaydaasi iyadoo martida goobjoogga […]

Read more ›
DAAWO, ARDAY SOOMAALIYEED OO DAWLADDA SHIINUHU DEEQ WAXBARASHO SIISEY

DAAWO, ARDAY SOOMAALIYEED OO DAWLADDA SHIINUHU DEEQ WAXBARASHO SIISEY

Schoolarships, Wararka/News 7th September 2017 at 1:22 pm 931 comments

Xaflad lagu sii sagootinayey arday ku guuleysatey fursado waxbarasho oo ay dawladda Shiinuhu u fidisay Soomaalida, laguna qabtay Xamar ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Dawladda Federaalka Soomaaliya, Safiirka China u jooga Soomaaliya, Xubno ka kala socday Wasaaradaha Arimaha dibadda iyo Waxbarashada, Waalidiin iyo ardeydii deeqda waxbarasho […]

Read more ›
DEEQ WAXBARSHO OO LA SIIYEY  45 HABLOOD OO DHIGTA DUGSIYADA SARE – HARGEYSA

DEEQ WAXBARSHO OO LA SIIYEY 45 HABLOOD OO DHIGTA DUGSIYADA SARE – HARGEYSA

Schoolarships, Wararka/News 9th March 2017 at 12:58 am 1,429 comments

Hay’adda African Eduction Trust oo kaashanaysa Hay’adda SADRA Foundation iyo Wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa ugu deeqday 45 hablood deeq ku aadan bixinta kharashka Dugsiyada [Feega].  Hablan oo kala dhigta saddexda dugsiyada sare ee kala ah: 26ka June, Faarax oomaar iyo Dayib Gurey ayaa loo qabtay xaflad kooban oo ay ka […]

Read more ›