Post Tagged with: "Bandhigga Buugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa"

WARBIXN: BANDHIGII BUUGAAGTA EE HARGEYSA, 2012

WARBIXN: BANDHIGII BUUGAAGTA EE HARGEYSA, 2012

Halkan ka akhriso warbixin ku saabsan Bandhigii Buugaagta Caalamiga ah ee lagu qabtay Hargeysa mudadii u dhexeysey  13 ilaa 18kii July, 2012. HALKAN HOOSE RIIX/GUJI [PDF FILE/CLICK]: Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta, 2012

Read more ›
WARBIXIN: CARWADII BUUGAAGTA EE HARGEYSA, 215

WARBIXIN: CARWADII BUUGAAGTA EE HARGEYSA, 215

Halkan hoose ka akhriso warbixintii laga soo saaray hawl maalmeedkii Carwadii Caalamiga ahayd ee Buugaagta ee Hargeysa lagu qabtay intii u dhaxeysey Sabti, August 1 ilaa Khamiis, August 6 – 2017. HALKAN HOOSE GUJI/RIIX/CLICK [PDF]: Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta, 2015

Read more ›
BANDHIGGII TOBNAAD EE BUUGAAGTA CAALAMIGA AH OO HARGEYSA ALBAABADA LOO FURAY

BANDHIGGII TOBNAAD EE BUUGAAGTA CAALAMIGA AH OO HARGEYSA ALBAABADA LOO FURAY

Wararka/News 22nd July 2017 at 7:36 pm 78 comments

Bandhigga Buugaagta Calaamiga ah ee Hargeysa, ayaa si rasmi ah looga furay dhismaha cusub ee Xarunta Dhaqanka Hargeysa.  Mawduuca udub dhexaadka u ah bandhigga sannadka ayaa hal ku dheg looga dhigay erayga “Xidhiidh-sami”  oo Af Ingiriisiga ku ah “Connectivity”. Barnaamijkan oo ah kii tobnaad ee lagu qabto Hargeysa ayaa waxaa […]

Read more ›