MUDAHARAAD, HARGEYSA: MACALIMIIN KU MUDAHARAADAY IMTIXAAN LAGA QAADI LAHAA

MUDAHARAAD, HARGEYSA: MACALIMIIN KU MUDAHARAADAY IMTIXAAN LAGA QAADI LAHAA

Posted by

Macalimiinta Dugsiyada Hoose/Dhexe ee magaalada Hargeysa ayaa mudaharaad la hortegey Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Somaliland iyagoo ka cabanaya go’aanka Wasaaraddu ku gaadhey in imtixaan lagu kala saarayo laga qaado macallimiinta dugsiyadaasi oo ay wasaaraddu saluug weyn ka muujisey heerkooda aqooneed.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUDAHARAADKA MACALIMIINTA:

Comments are closed.