MAKTABADDA HARGEYSA OO BUUGAAG LAGU WAREEJIYEY

MAKTABADDA HARGEYSA OO BUUGAAG LAGU WAREEJIYEY

Posted by

Shirkad Biyaha ku iibisa degmada Gebiley ee ku taala duleedka Galbeed ee Magaalada Hargeysa ayaa ku wareejisey Maktabadda Hargeysa laba xidhmo [Two sets] oo ah buugaagta “Oxfrod Dictionary” iyo “Encyclopedia”.

Maamulaha Shirkadda Xays, Muuse Carab Obsiiye ayaa gudaha dhismaha Maktabadda ku wareejiyey buugaagtan, iyadoo ay magaca Maktabadda ku gudoontey Maamule ku Xigeenka Maktabaddu, Marwo Safa Cabdiraxmaan Sheekh oo si weyn uga mahad celisey deeqdan.  HALKAN KA DAAWO.

Comments are closed.