MAKTABADDA CEERIGAABO:  XIRSI XAAJI CALI OO BUUGAAG UGU DEEQAY

MAKTABADDA CEERIGAABO: XIRSI XAAJI CALI OO BUUGAAG UGU DEEQAY

Posted by

Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland, Mudane Xirsi Xaaji Cali Xasan, ayaa buugaag ugu deeqay Maktabadda Dadweynaha ee magaalada Ceerigaabo.  Buugaagtan oo isugu jirtey maadooyin kala duwan ayaa Weriye Yaxye Sheekh Ismaaciil, oo uu Mudane Xirsi u soo igmaday, ku wareejiyey maaulka maktabadda.  HALKAN KA DAAWO.

Comments are closed.