JAAMACADO  SOOMAALI IYO SWEDISH AH OO TABABAR UGA FURMAY JAAMACADDA HARGEYSA

JAAMACADO SOOMAALI IYO SWEDISH AH OO TABABAR UGA FURMAY JAAMACADDA HARGEYSA

Posted by

Lix Jaamacadood oo Soomaali ah iyo Shan Jaamacadood oo Swedish [Dalka Sweden] ah ayuu maanta uga furmay Tababar ku saabsan “Cilmi Baadhista Caafimaadka” [Medical Research Training] Xarunta Jaamacadda Hargeysa.  Tababrkan Jaamacadaha Soomaalida ee ka soo qayb galay ayaa kala ah: Jaamacadda Hargeysa, Jaamacadda Camuud, Boosaaso University, Puntland Institution of Health, Jaamacadda Banaadir iyo Jaamacadda Gaalkacyo. DAAWASHO WACAN.

Comments are closed.