JAAMACADDA GOLIS, FARACA LAASCAANOOD:  BARNAAMIJ ‘POST GRADUATE’ AH OO LA DAAHFURAY

JAAMACADDA GOLIS, FARACA LAASCAANOOD: BARNAAMIJ ‘POST GRADUATE’ AH OO LA DAAHFURAY

Posted by

Barnaamij cusub oo ardaydu ku qaadanayso shahaadada ‘Master Degree’ ayaa lagaga dhawaaqay xaflad lagu qabtay Jaamacadda Golis, Faraca Laascaanood.  Barnaamijkan oo hore u jirey ayay Jaamacadda Golis u soo fidisay in laga hawlgeliyo Laascaanood.  “Master Program-ka Golis 2012kii ayaa la soo bilaabay, waa International, kii Saddexaad baa baxaya sannadkan oo Reer Laascaanood ay ka mid yihiin, meeshan uma taagnin inaan shaacinayno Master cusub” –  DAAWSHO WACAN.

Comments are closed.