INTERNETKA IYO HABLAHA ARDAYDA AH

INTERNETKA IYO HABLAHA ARDAYDA AH

Posted by

Gabadh [ardayad] dhigata Dugsiga Sare ee Ilays, Nasra Xasan Maxamed, oo ka waramaysa kaalinta Internetku kaga jiro Waxbarashada isla markaana codsatay in la carqaladayn horumarinta Internetka ee degaanka ay wax ka barato.  Waxay tilmaantay inay casharrada kala soo degto [downloading] Internetka waxayna tilmaantay inay ku faraxsantahay.  HALKAN KA DAAWO.

Comments are closed.