Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, Mudane Maxamed Aadan Cilmi iyo Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanada, Mudane Daa’uud Axmed Faarax ayaa si wada jir ah maanta u sheegay in Imtixaanadii Shahaadiga ahaa ee sannad dugsiyeedka 2016 – 2017 maanta la soo afmeeray. DAAWASHO WACAN.
Social Media