IMTIXAANKII SHAHAADIGA AHAA EE SOMALILAND, 2018, OO LAGU DHAWAAQAY

IMTIXAANKII SHAHAADIGA AHAA EE SOMALILAND, 2018, OO LAGU DHAWAAQAY

Posted by

FD844FD8-0B56-4122-8079-3E2CB75679E6

Gudoomiyaha Guddiga Imtixaanada ee Somaliland, Mudane Daa’uud, ayaa maanta ku dhawaaqay natiijada imtixaanadii sannad dugsiyeedka 2017 – 2018 iyadoo uu goobtii lagag dhawaaqayey qoobjoog ku ahaa Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, Mudane Faratoon.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKAASI:

58068D7E-5075-4940-A310-F277A6FE6C58

Comments are closed.