HARGEYSA, SHIRKII AFRAAD EE HORUMARINTA WAXBARASHADA SOMALILAND OO LA GUNAANADAY

HARGEYSA, SHIRKII AFRAAD EE HORUMARINTA WAXBARASHADA SOMALILAND OO LA GUNAANADAY

Posted by

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, Mudane Yaasiin Faratoon, ayaa magaalada Hargeysa ku soo gunaanaday Shirkii Afaraad [4] ee Horumarinta Waxbarashada.

Shirkan oo socdey muddo laba maalmood ah [17 – 18 September] ayaa waxaa ku kulmay Wasaaradda Waxbarashada Somaliland iyo hay’adaha ka caawiya Horumarinta Waxbarashada.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Comments are closed.