GOBOLKA SAAXIL, BERBERA: QAABKII IMTIXAANKU UGA BILAABMAY

GOBOLKA SAAXIL, BERBERA: QAABKII IMTIXAANKU UGA BILAABMAY

Posted by

Arday tiradoodu dhantahay 1,124 arday [Dugsiga Sare 470 arday; Dugsiga Dhexena 680 arday]  oo wax ku barta 24 dugsi [Dugsiga Sare 7 dugsi; Dugsiyada Dhexena 17 dugsi] oo ka tirsan Gobolka Saaxil ayaa maanta u fadhiistay 9 goobood oo lagu galay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Dugsiyada Dhexe iyo Sare ee Somaliland.  HALKAN KA DAAWO LABA WARBIXINOOD.

Comments are closed.