DUGSIGA WADDO-BARIIS, FARAWEYNE: DUGSI HOOSE/DHEXE OO LAGA HIRGELIYEY

DUGSIGA WADDO-BARIIS, FARAWEYNE: DUGSI HOOSE/DHEXE OO LAGA HIRGELIYEY

Posted by

Qurba joogta iyo Ganacsatada u dhalatay tuulada Waddo Bariis ee Degmada Faraweyne [Gobolka Maroodi Jeex] ayaa dhisme Dugsi Hoose/Dhexe ka hirgeliyey degaankooda.  Axmed Maxamed Maxamuud [Axmed Kaare] iyo Xamse Mawliid oo ka tirsan Ururka Samowade oo fuliyey dhismaha dugsiga ayaa faahfaahiyey hawshii dhismaha iyo abaabulkeedii.  DAAWASHO WACAN.

Comments are closed.