DUGSIGA SARE EE DEGMADA GARADAG OO XAALADIISA LAGA DAYRIYEY

DUGSIGA SARE EE DEGMADA GARADAG OO XAALADIISA LAGA DAYRIYEY

Posted by

GARADAG, DUGSIGA SARE

Saalax Jaamac Diiriye, Maamulaha Dugsiga Sare ee Degmada Garadag ayaa kulan lagu qabtay isla dugsigaasi ka soo jeediyey warbixin muujinaysa xaaladda xun ee uu ku saganyahay dugsigaasi.

“Iskuulkani wuu dumey, dhismihiisii caadiga ahaa iyo deyrarkiisiiba way dumeen. Waa baahi weyn” sidaas waxaa tilmaamay xubin ka mid ah duqeydii ka soo qayb gashay kulankan lagu lafagurayey sidii wax looga qaban lahaa dugsiga.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA DUGSIGA:

Comments are closed.