DUGSIGA “KUWAIT CHARITY ACCADEMY” EE HARGEYSA MA KA JAWAABAY MUDAHARAADKII DANYARTA

DUGSIGA “KUWAIT CHARITY ACCADEMY” EE HARGEYSA MA KA JAWAABAY MUDAHARAADKII DANYARTA

Posted by

Waxaa jirtey bishii November, 2015 inay bannaanbax ay ku muujinayeen sida ay uga xunyihiin qaabka loo maamulay gelitaanka Dugsiga ay maalgelisey Dawladda Kuwait ee ku yaalla Bariga Magaalada Hargeysa ay ka horddhigeen isla dugsigaasi dadweyne ka mid ah danyartii loogu talo galay inay deeq ahaan wax ugu bartaan. Dadwynahani waxay cabasho weyn ka muujiyeen lacago lagu xidhay waxbarashada dugsigan iyagoo su’aal ka keenay “Dugsigu ma mid dadka lagu kaalmeeyey baa, mise waa goob ganacsi?!”. Ilaa iyo hadda maxaa jawaab laga hayaa maamulka dugsiga? DAAWO SIDII UU SANNAD KA HOR MUDAHARAADKII U DHACAY.

 

Comments are closed.