DIB U EEG: 60 JIR U FADHIISTAY IMTIXAANKA DUGSIYADA SARE

DIB U EEG: 60 JIR U FADHIISTAY IMTIXAANKA DUGSIYADA SARE

Posted by

Axmed Maxamed Cali oo dhashay sannadkii 1955 ayaa u fadhiistay Imtixaanka Shahaadada Dugsiyada Sare, Degmada Balcad, sannadka 2016. Axmed oo hadda 60 jir ah ayaa fasal wax kula dhigta caruur la da’ ah kuwa uu awoowga u yahay, waxayna sheegeen inuu tusaale u noqon karo in odayaasha la midka ahi wax bartaan.  HALKAN KA DAAWO.

Comments are closed.