DEEQ WAXBARASHO, SOMALILAND: 18 ARDAY OO DALKA SUUDAAN SIIYEY DEEQ WAXBARASHO

DEEQ WAXBARASHO, SOMALILAND: 18 ARDAY OO DALKA SUUDAAN SIIYEY DEEQ WAXBARASHO

Posted by

Gudoomiyaha Dugsiyada Hay’adda Geeska Afrika, Mudane Faysal Maxamuud Xasan, ayaa sheegay in 18 arday oo wax ku bartay dugsiyada Hay’adda Geeska Afrika ay fursado waxbarasho ka heleen Jaamacadda Afrika ee Carbeed oo ku taala Dalka Suudaan.  Gudoomiyaha ayaa hadalkaasi ka sheegay xaflad kooban oo loo sameeyey ardaydaasi iyadoo martida goobjoogga ahayd ay ka mid ahaayeen Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland, Mudane Daa’uud. HALKAN KA DAAWO.

Comments are closed.