DEEQ WAXBARASHO, JUBALAND: 100 ARDAY OO KILILKA SHANAAD UGU DEEQAY WAXBARASHO

DEEQ WAXBARASHO, JUBALAND: 100 ARDAY OO KILILKA SHANAAD UGU DEEQAY WAXBARASHO

Posted by

Macallin Ibraahim Maxamed Yuusuf, Wasiirka Arrimaha Bulshada, ee Dawlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo kaga qayb galay xaflad loo sameeyey sagootiska 100 arday oo u dhoofaysa magaalada Jigjiga, Xarunta Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya [DDSI].

Sidoo kale, waxaa munaasabadda ka soo qayb galay hadallo waano ahna ka soo jeediyey Gudoomiyaha degmada Kismaayo, Ibraahim Maxamed Yuusuf (Timo Jilic), iyo Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose, Cabdirashiid Cabdilaahi Gooni. HALKAN KA DAAWO.

Comments are closed.