DAAWO – JAAMACADDA HARGEISA: WEFDI KA KALA SOCDA DAWLADO AFRIKA IYO YURUB, BALLANQAAD LOO SAMEEYEY

DAAWO – JAAMACADDA HARGEISA: WEFDI KA KALA SOCDA DAWLADO AFRIKA IYO YURUB, BALLANQAAD LOO SAMEEYEY

Posted by

“Haddii la doonayo in la daraasadeeyo Somaliland, Jaamacadda Hargeya ayaa la daraasadaynayaa.  Waayo, waa meesha   Mudane Axmed Maxamed SULUB, Agaasimaha Xidhiidhka Dadweynaha ee Jaamacadda Hargeysa.

WEFDIGA OO KOOBNAA DIBLOMAASIYIIN IYO KHUBARO SIYAASADEED OO SOMALILAND U YIMID INAY KALA QAYB QAATAAN XUSKA 18KA MAY, WAXAY BOOQASHO GAAR AH KU TAGEEN MACHADKA DARAASADDA NABADDA OO KA TIRSAN JAAMACADDA.  WAXAY TILMAAMEEN INAY LA SOCDEEN HAWLGALKA MACHADKA AADNA U BOGAADINAYAAN, WAXAYNA BALLANQAADEEN INAY JAAMACADDA KALA SHAQAYN DOONAAN TAABAGELINTIISA.

Comments are closed.