CEERIGAABO: Tababare Reer Boorama ah oo wacdaro ka muujiyey tababar uu ku qabtay Jaamacadda Bariga Afrika.

CEERIGAABO: Tababare Reer Boorama ah oo wacdaro ka muujiyey tababar uu ku qabtay Jaamacadda Bariga Afrika.

Posted by

Ceerigaabo [Somalischools.net]: Tababare Maxamed Cumar Cismaan oo ay Jaamacadda Bariga Afrika, Faraceeda Sanaag, ku soo casuntay inuu tababar gaaban oo ku saabsan HOGAAMINTA ka bixiyo JBA ee Ceerigaabo ayaa si farshaxan sare leh u soo gebagebeeyey tababarkaasi, waxaana xafladdii gunaanadka mahadcelin ballaadhan uga sameeyey Guddoomiyaha JBA faraceeda Ceerigaabo Mudane Cali Soorre. DAAWASHO WACAN.

Comments are closed.