CEERIGAABO, IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH OO KA BILAABMAY

CEERIGAABO, IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH OO KA BILAABMAY

Posted by

Gobolka Sanaag ardayda u fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare ayay tiradoodu dhantahay 615 arday, halka  ardayda u fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe tiradoodu tahay 1,330 arday – sidaasi waxaa saxaafadda u sheegay Isuduwaha Wasaaradda Waxbarashada Gobolka Sanaag, Mudane Cabdalle Maxamuud Maxamed oo hadal kooban ka jeediyey munaasabadda daahrufka Imtixaanada Shahaadiga ah ee Gobolka Sanaag oo maanta si siman uga bilaabmay Somaliland.

Comments are closed.