Wararka/News

MUDAHARAAD, HARGEYSA: MACALIMIIN KU MUDAHARAADAY IMTIXAAN LAGA QAADI LAHAA

MUDAHARAAD, HARGEYSA: MACALIMIIN KU MUDAHARAADAY IMTIXAAN LAGA QAADI LAHAA

Wararka/News 23rd July 2018 at 8:57 pm 30 comments

Macalimiinta Dugsiyada Hoose/Dhexe ee magaalada Hargeysa ayaa mudaharaad la hortegey Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Somaliland iyagoo ka cabanaya go’aanka Wasaaraddu ku gaadhey in imtixaan lagu kala saarayo laga qaado macallimiinta dugsiyadaasi oo ay wasaaraddu saluug weyn ka muujisey heerkooda aqooneed. HALKAN HOOSE KA DAAWO MUDAHARAADKA MACALIMIINTA:

Read more ›
BUUGAAG BILAASH AH: MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO KU DHAWAAQAY, YAASE LA SIINAYAA

BUUGAAG BILAASH AH: MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO KU DHAWAAQAY, YAASE LA SIINAYAA

Wararka/News 21st February 2018 at 5:41 pm 1,226 comments

Madaxweyne Muuse Biixi waxa  uu sheegtay inay tayayn doonaan dugsiyada dawladda Somaliland maamusho, waxaanu xusay in arday kor u dhaaftay 160 kun dhigatana Dugsiyada Dawladda inay xukuumaddu ka bixinayso lacagta buugaagta manhajka ee waxbarashada oo caqabad ku ahayd dhaqaale ahaan.  Wuxuuna carrabka ku dhuftay in xukuumadiisu lacagtii u horreysay ku shubtay xisaab [account] […]

Read more ›
BARAYAASHA DUGSIYADA XIRFADAHA OO TABABAR LOOGU SOO XIDHAY HARGEYSA

BARAYAASHA DUGSIYADA XIRFADAHA OO TABABAR LOOGU SOO XIDHAY HARGEYSA

Machadyada, Wararka/News 14th February 2018 at 9:44 pm 712 comments

Macalimiin tiradoodu dhantahay 45 xubnood kana kala yimid qaar ka mid ah Dugsiyada Xirfadaha ee gobolada Somaliland ayaa loo soo afmeeray tababar u socdey muddo 15 maalmood ah.  Tababarkan oo ay ku baranayeen mihnadaha kala ah biyogelinta, makaanikada, dabgelinta guryaha iyo hagaajinta qaboojiyeyaasha ayaa waxaa gebagebadiisii kelmedo dardaaran u ah […]

Read more ›
DAAWO, SAWIRRO: DUGSIGA AMAANO OO IMTIXAAN U FADHIISTAY

DAAWO, SAWIRRO: DUGSIGA AMAANO OO IMTIXAAN U FADHIISTAY

Imtixaanada Caadiga ah, Wararka/News 12th February 2018 at 8:15 pm 746 comments

Dugsiga Amaano oo ka mid ah dugsiyada Hoyga iyo maalinlaha isugu jira ee Hargeysa ayaa looga fadhiistay imtixaankii badhtamaha sannad dugsiyeedka waxaana booqasho kormeer ah maanta ku soo maray Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka ee Somaliland, Mudane Daa’uud. Hoos ka daawo sawirada ardayda oo u fadhida imtixaanka maanta:

Read more ›
BASLAYAASH HARGEYSA OO DUGSIYADA KU DIRQIYEY INAY GUNNO FASAX SIIYAAN

BASLAYAASH HARGEYSA OO DUGSIYADA KU DIRQIYEY INAY GUNNO FASAX SIIYAAN

Wararka/News 12th February 2018 at 7:43 pm 753 comments

“Go’aanka aanu maanta qaadanay uunbaa soconaya, wixii hore waxba kama jiraan. Iskuuladana waxaanu leenahay….” sidaasi waxaa sheegay xubno ka tirsan Guddiga baslayaasha Hargeysa oo ay go’aamo wada jir ah soo wada saareen Badhasaabka Gobolka Maroodijeex, Hargeysa. Shir jaraa’id oo aanay ka hadlin wakiilada iskuulada Hargeysa balse ay saraakiisha Gobolku la […]

Read more ›
WASIIRKA WAXBARASHADA SOMALILAND OO SENEGAL KA SOO LAABTAY

WASIIRKA WAXBARASHADA SOMALILAND OO SENEGAL KA SOO LAABTAY

Wararka/News 9th February 2018 at 11:01 am 513 comments

Mudane Faratoon, Wasiirka W. Waxbarashada Somaliland ayaa Warbaahinta Dawladda uga waramay safar uu ka soo laabtay kuna tegey dalka Senegal.  Mudane Faratoon ayaa tilmaamay inuu Caasimadda dalkaasi, Dakar, kaga qayb galay shir ku saabsanaa arrimaha Waxbarashada isagoo warbixtan hoos ka muuqata ku muujiyey guulo uu sheegay inuu kala soo guryo […]

Read more ›
IMTIXAAN KU CELIS AH [RE-EXAM] OO LA SOO GEBAGEBEEYEY

IMTIXAAN KU CELIS AH [RE-EXAM] OO LA SOO GEBAGEBEEYEY

Imtixaanada Shahaadiga ah, Wararka/News 2nd February 2018 at 7:55 pm 799 comments

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, ayaa soo gebogabaysay Imtixaan la qaadayey Arday ku hadhay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee sannad-dugsiyeedkii 2016-2017, kuwaasi oo mar labaad Imtixaan laga qaaday, ka dib markii Afar bilood loo waday Waxbarasho Kaabis ah.

Read more ›
NAKADSA OO TABABAR LABO BILOOD SOCONAYA U BILOWDAY ARDAY GAADHEYSA 300 OO ARDAY

NAKADSA OO TABABAR LABO BILOOD SOCONAYA U BILOWDAY ARDAY GAADHEYSA 300 OO ARDAY

Wararka/News 18th December 2017 at 1:42 pm 275 comments

Naadiga NAKADSA ayaa 14 December, 2017 tababar lagu baranayo Maamulka iyo Maareynta, Gargaarka degdega, Nafaqeynta, Saxaafadda iyo Sheybaarka waxa uu u bilaabay arday gaareysa 300 oo arday kuwaa oo isu jira ardayda dhigata Iskuulka Axmed Gurey iyo kuwa kale. Tababarkan oo fulintiisa ay iska kaashanayaan Waaxaha Waxbarashada iyo Tababarka ee […]

Read more ›
JAAMACADDA BARIGA AFRIKA, BOOSAASO: ARDAY KA QALINJEBISEY

JAAMACADDA BARIGA AFRIKA, BOOSAASO: ARDAY KA QALINJEBISEY

Wararka/News 5th December 2017 at 3:14 pm 1,335 comments

Munaasabadan oo lagu qabtay hoolka Jaamacada Bariga Africa ee Magaalada Bosaso, ayaa waxaa ka qayb galay Xubno ka tirsan golaha wasiirada Puntland Maamulka Gobalka Bari , Maamulka Jaamacadda Bariga Afrika [JBA], Waalidiin, Aqoonyahano,  iyo Marti sharaf Kale oo badan. Munaasabada oo ahayd mid qaab ahaan ka duwanayd kuwii lagu qaban […]

Read more ›
ISLAMIC ONLINE UNIVERSITY, BORAMA, OO MARKII UGU HOREYSEY ARDAY DHAMAYSATAY U DABAALDEGTEY

ISLAMIC ONLINE UNIVERSITY, BORAMA, OO MARKII UGU HOREYSEY ARDAY DHAMAYSATAY U DABAALDEGTEY

Jaamacadaha, Wararka/News 25th November 2017 at 9:08 am 1,417 comments

Dr. Bilaal Philips, Aasaasaha Guud ee Jaamacadaha Islamic Online University iyo sidoo kale Gudoomiyaha Faraca Boorama ee Jaamacadda, Mudane Axmed Maxamed Xaamud, maamulka, ardayda, waalidiinta iyo martisharaf kale ayaa ka soo qayb galay munaasabad lagu maamuusay Dufacaddii Koowaad ee ka qalinjebisa Jaamacadda Islamic Online faraceeda Boorama. Ardayda qalinebisey oo tiradoodu […]

Read more ›