Wararka/News

DAAWO [VIDEO] – GEBILEY: JAAMACADDA TIMACADDE, BILAWGA BANDHIG DHAQAMEED

DAAWO [VIDEO] – GEBILEY: JAAMACADDA TIMACADDE, BILAWGA BANDHIG DHAQAMEED

Wararka/News 9th May 2016 at 7:52 pm 309 comments
Read more ›
DAAWO [VIDEO] – BURCO: YIROOWE OO LOO DHAGAX DHIGAY DUGSIGII SARE EE UGU HORREEYEY

DAAWO [VIDEO] – BURCO: YIROOWE OO LOO DHAGAX DHIGAY DUGSIGII SARE EE UGU HORREEYEY

Wararka/News 9th May 2016 at 7:41 pm 84 comments

Maayarka iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Degaanka Burco oo ka codsaday Wasaaradda Waxbarashada inay ka qayb qaadato taabagelinta Dugsiga Sare ee Yiroowe.  DAAWASHO WACAN.

Read more ›
DAAWO – BURCO: DUGSIGII FARSAMADA GACANTA OO DIB LOO ABAABULAYO

DAAWO – BURCO: DUGSIGII FARSAMADA GACANTA OO DIB LOO ABAABULAYO

Wararka/News 24th April 2016 at 3:16 pm 97 comments

  Burco  (laascaanood.com):  Dadweynaha Gobolka Togdheer iyo Wasaaradda Waxbarashada ee Dawladda Somaliland ayaa bilaabay olole dhaqaale loogu ururinayo Dugsigii FARSAMADA GACANTA  (Technical Institute) ee Xilligii Xukuumaddii Siyaad Barre ka shaqayn jirey Degmada Burco.  Dugsiga ayaa bililiqaysi iyo dayacaad xoog leh ku dhaceen 27kii sanadood ee ugu dambeeyey. DAAWASHO WACAN.

Read more ›
CEERIGAABO: Tababare Reer Boorama ah oo wacdaro ka muujiyey tababar uu ku qabtay Jaamacadda Bariga Afrika.

CEERIGAABO: Tababare Reer Boorama ah oo wacdaro ka muujiyey tababar uu ku qabtay Jaamacadda Bariga Afrika.

Wararka/News 23rd April 2016 at 9:12 pm 329 comments

Ceerigaabo [Somalischools.net]: Tababare Maxamed Cumar Cismaan oo ay Jaamacadda Bariga Afrika, Faraceeda Sanaag, ku soo casuntay inuu tababar gaaban oo ku saabsan HOGAAMINTA ka bixiyo JBA ee Ceerigaabo ayaa si farshaxan sare leh u soo gebagebeeyey tababarkaasi, waxaana xafladdii gunaanadka mahadcelin ballaadhan uga sameeyey Guddoomiyaha JBA faraceeda Ceerigaabo Mudane Cali […]

Read more ›
BOORAMA:  Maamulihii dhowaan la magacaabay ee Dugsiga Aadan Isaaq oo xilkii la wareegey

BOORAMA: Maamulihii dhowaan la magacaabay ee Dugsiga Aadan Isaaq oo xilkii la wareegey

Wararka/News 23rd April 2016 at 8:55 pm 78 comments

Boorama [Somalischools.org]:   “Afar macallin ayaanu ku bilawnay dugsigii New Camuud Secondary School 7dii bishii 7aad, 2007”

Read more ›
Aqoonyahanad reer England ah Oo Khudbad aqoon-korodhsi u jeedisay ardayda iyo macalimiinta jaamacada Golis ee Berbera

Aqoonyahanad reer England ah Oo Khudbad aqoon-korodhsi u jeedisay ardayda iyo macalimiinta jaamacada Golis ee Berbera

Wararka/News 3rd April 2016 at 9:11 pm 80 comments
Read more ›
Hargeysa oo laga furay Wejigii Labaad ee Barnaamij lagu taageerayo Waxbarashada Somaliland

Hargeysa oo laga furay Wejigii Labaad ee Barnaamij lagu taageerayo Waxbarashada Somaliland

Wararka/News 16th March 2016 at 3:11 pm 596 comments

Hargeysa – SOMALISCHOOLS. Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Ergey ka socda Midawga Yurub, Michele D’urso, ayaa maanta ku daahfuray Wejiga Labaad ee barnaamij lagu badhitaarayo waxbarashada Somaliland ayna ku baxayso lacag dhan 11 milyan oo Euro. Barnaamijkan oo ay hirgelinayso hay’adda Save The Children oo kaashanaysa dallad ka kooban […]

Read more ›