Wararka/News

DUGSIGA SARE EE CEELAFWEYN: ARDAYDA OO KA CABATAY TAYADA IYO NIDAAMKA DUGSIGA

DUGSIGA SARE EE CEELAFWEYN: ARDAYDA OO KA CABATAY TAYADA IYO NIDAAMKA DUGSIGA

Wararka/News 19th May 2016 at 9:10 pm 45 comments

Ardayda Dugsiga Sare ee Ceelafweyn ayaa isugu soo baxay bannaanbax ay kaga cabanayaan hawsha waxbarashada dugsiga oo fadhiid noqotay.  Ardayda ayaa sheegay inuu dugsigu gebi ahaanba xidhnaa muddo saddex maalmood ah iyadoo markii horena ay aad u liidatay joogteynta shaqada fasalladu. DAAWSHO WACAN.

Read more ›
DUGSIGA ILAYS OO XUS BALLAADHAN U SAMEEYEY 18 MAY

DUGSIGA ILAYS OO XUS BALLAADHAN U SAMEEYEY 18 MAY

Wararka/News 19th May 2016 at 8:11 pm 46 comments
Read more ›
SHAAFI MEDICAL COLLEGE OO U DABAALDEGEY 18 MAY

SHAAFI MEDICAL COLLEGE OO U DABAALDEGEY 18 MAY

Wararka/News 19th May 2016 at 7:59 pm 332 comments

Maamulaha Guud ee Shaafi Medical College ayaa ka warbixiyey aasaaskii iyo waxqabadkii Machadka.  DAAWASHO WACAN.

Read more ›
DUGSIGA 17 MAY OO XUSAY 24 GUURADII AASAASKIISA

DUGSIGA 17 MAY OO XUSAY 24 GUURADII AASAASKIISA

Wararka/News 19th May 2016 at 7:46 pm 24 comments

 

Read more ›
GUDDOOMIYAHA XAFIISKA IMTIXAANADA: “IMTIXAANKU WUU JILICSANYAHAY, LAAKIIN QISHKA SANNADKAN WAANU LA DAGAALAMAYNAA”

GUDDOOMIYAHA XAFIISKA IMTIXAANADA: “IMTIXAANKU WUU JILICSANYAHAY, LAAKIIN QISHKA SANNADKAN WAANU LA DAGAALAMAYNAA”

Guddoomiyaha xafiiska imtixaanaadka Somaliland Md Da’ud Axmed Faarax, ayaa  sheegay inuu qishka imtixaanaadka shahaadiga ahi heerkii ugu sarraysay marayo gebi ahaanba Somaliland, waxana uu tilmaamay in dagaal lagu qaadi doono sidii sanadkan loo yarayn lahaa caadadan oo ardayda kusoo badanaysa. Guddoomiye Daa’uud oo la hadlayey ardayda sanadkan ka baxaysa dugsiga […]

Read more ›
DAAWO – BALLIGUBADLE: ARDEYDA DUGSIGA HOOSE DHEXE EE BALIGUBADLE FASALKA 8AAD OO XAFLAD SAGOOTIN AH LOO SAMEYEY

DAAWO – BALLIGUBADLE: ARDEYDA DUGSIGA HOOSE DHEXE EE BALIGUBADLE FASALKA 8AAD OO XAFLAD SAGOOTIN AH LOO SAMEYEY

Wararka/News 14th May 2016 at 4:53 am 346 comments

Baligubadle (laascaanood.com): Xaflad si fiican loo soo agaasimay  oo ardeyda Fasalka Sideedaad lagu sii sagootinayo ayaa maanta lagu qabtey barxadda hore ee Dugsiga Hoose Dhexe Daahir Dubad Colow.  Sidoo kale,  xafladan waxay ardeydu kusii sagootinayeen macalimiintoodii wax soo bartey waxaney gudoonsiiyeen hadyado iyo shahadooyin ay ugu tala galeen. DAAWASHO WACAN.

Read more ›
TURKIGA OO BEDDELEY NIDAAMKII UU DEEQAHA WAXBARASHO KU SIIN JIREY 90 DAL OO SOMALIA KA MID TAHAY

TURKIGA OO BEDDELEY NIDAAMKII UU DEEQAHA WAXBARASHO KU SIIN JIREY 90 DAL OO SOMALIA KA MID TAHAY

Schoolarships, Wararka/News 12th May 2016 at 4:44 pm 864 comments

Dowladda Turkiga ayaa gabi ahaanba badashay nidaamkii ay ku bixin jirtay fursadaha waxbarashada oo ay siin jirtay 90 dowladdood oo Soomaaliya ku jirto oo sanad walba heli jirey waxbarasho lacag la’aan ah. Nidaamkan cusub ayaa la sheegay inuu dhigayo in arday kasta oo wadamadaan katirsan uu si toos ah codsigiisa […]

Read more ›
DAAWO, HARGEYSA: BUUGAAG DALKA LAGU QORAY OO AH XISAABTA FASALADA 1 IYO 2 EE DUGSIYADA SARE OO LA DAAHFURAY

DAAWO, HARGEYSA: BUUGAAG DALKA LAGU QORAY OO AH XISAABTA FASALADA 1 IYO 2 EE DUGSIYADA SARE OO LA DAAHFURAY

Macallin Cabdirisaaq Maxamed Cumer oo Jaamacadda Hargeysa ku soo bandhigay laba buug xisaabeed oo isagu qoray. DAAWASHO WACAN.

Read more ›
DAAWO, BURCO:  GUDDOOMIYAHA GOBOLKA TOGDHEER OO MAGACAABAY GUDDIGA DUGSIGA FARSAMADA BURCO

DAAWO, BURCO: GUDDOOMIYAHA GOBOLKA TOGDHEER OO MAGACAABAY GUDDIGA DUGSIGA FARSAMADA BURCO

Wararka/News 12th May 2016 at 1:12 pm 21 comments

DAAWASHO WACAN.

Read more ›
GUDDOOMIYAHA GUDIDA IMTIXAANADA SOMALILAND OO KA HADLAY IMTIXAANADA SANNADKAN: “SANNADKAN WAXAANU SOO KORDHINEYNAA QALAB LAGULA DAGAALAMAYO QISHKII TEKNOOLAJIYADA CUSUB [WHATSUP] KEENAY”

GUDDOOMIYAHA GUDIDA IMTIXAANADA SOMALILAND OO KA HADLAY IMTIXAANADA SANNADKAN: “SANNADKAN WAXAANU SOO KORDHINEYNAA QALAB LAGULA DAGAALAMAYO QISHKII TEKNOOLAJIYADA CUSUB [WHATSUP] KEENAY”

Wararka/News 12th May 2016 at 10:56 am 31 comments

DAAWASHO WACAN.

Read more ›