Wararka/News
DUGSIYADA DAWLADDA: ARDAYDA SABOOLKA AH OO KU KELIYEYSTEY
Warbixin ay dhawaan soo saartay xarunta falanqaynta siyaasadda ee CPA ayaa lagu sheegay in waxbarashadu ganacsi noqotay oo sidaas daraadeedna ay ubad badan wax barasho la’aan dhigtay. ”Waxan wareysannay 48 qoys iyo 20 iskuul oo isugu jira kuwa dawlada iyo kuwa gaarka loo leeyahay,waxay noo sheegeen dhammaan in tayada iskuullada […]
Read more ›AKHRI: XEERNIDAAMIYAHA WAXBARASHADA GAARKA LOO LEEYAHAY
Sida aad beryahan kala socoteen warbaahinta Somaliland, Wasaaradda Waxbarashada & Sayniska [WW&S] ee Somaliland iyo Dugsiyada Gaarka loo leeyahay waxay si weyn isugu maandhaafeen Xeernidaamiye cusub oo ay WW&S u soo saartay si loogu hago Waxbarashada Gaarka ah. Xeerkani wuxuu dhaliyey khilaaf xoog leh oo aakhirkii ku soo afjarmay Qaraarka […]
Read more ›XUKUNKA MAXKAMADDA SARE EE DACWADDA DUGSIYADA GAARKA AH
Maxkamadda Sare ee JSL ayaa maanta soo saartay Qaraar Maxkamadeed oo ay ujeedadiisa ku tilmaantay “Qaraar Maamul” kaasoo ka dhshay dacwad ay maxkamaddaasi u gudbiyeen Dugsiyada Gaarka ah [Private Schools]. Sida ku cad ararta qaraarkani, 14 xubnood oo ka mid ah Guddiga Dugsiyada Gaarka loo leeyahay ee Somaliland ayda 21kii […]
Read more ›AGAASIME ABOKOR OO DEEDAFEEYEY WARKA LEEXINTA MUCAAWIMADA DUGSIGA FARSAMAD BURCO
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, Mudane Axmed Abokor, ayaa faahfaahin ka bixiyey qorshaha dibudhiska Dugsiga Farsamada Gacanta ee Burco. Mudane Abokor oo magaalada Burco khudbad uga jeediyey bahda waxbarashada, masuuliyiinta Gobolka iyo Degmada, iyo dadweyne ka soo qayb galay xaflad—–ayaa sheegay inaanay jirin kaalmo laga leexiyey Waxbarashada Burco. “Ma […]
Read more ›POSTGRADUATE STUDIES REOPENED – Amoud University
Amoud University School of Postgraduate Studies and Research (AUSPGSR) was re-opened on Saturday, October 12th, 2019 by Prof. Suleiman Ahmed Gulaid, President, Amoud University. In attendance were Dr. Mohamed Muse Jibril, Vice President, Academic Affairs and Dean of Amoud University SPGSR, flanked by lecturers from SPGSR. The president welcomed, both, continuation of […]
Read more ›JAAMACADDA BURCO: 242 ARDAY OO KA QALINJEBISEY, MADAXWEYNE BIIXI OO LA DAMAASHAADAY
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loo qabtey 242 Arday oo ka qalin-jebisay Jaamacadda Burco. Xafladda ardaydan ka qalin-jebisay Jaamacadda Burco, oo ah dufcaddii sagaalaad ee ka qalin-jebisa jaamacaddaas oo lagu qabtay hoolka jaamacadda, waxa madaxweynaha ku wehelinayey xubno ka mid ah […]
Read more ›BUUGAAGTA MANHAJKA OO BILAASH LOOGU QAYBIYEY ARDAYDA DUGSIYADA
Iyadoo la fulinayo ballanqaadkii Madaxweynaha Somaliland ku dhawaaqay, ardey kasta oo dugsiyada hoose/dhexe ee ay dowladu maamusho wax ka barta ayaa la qorsheeyey inuu helo buugaag bilaash ah oo manhajka waxbarashada Somaliland ah. Qorshahan ay dowladu waddo waxaa kor loogu qaadayaa tayada waxbarashada dugsiyada dawliga ah oo ka hooseysa kuwa […]
Read more ›WASIIRKII WAXBARASHADA SOMALILAND OO LA BEDELEY
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa muddo sanad ah kaddib isku shaandheeyey Golahiisa wasiirrada. Wareegto ka soo baxday Xafiiska madaxweynaha ayaa lagu sheegay in qaar ka mid ah wasaaradaha dawladda Somaliland la isku shaandheeyey, iyadoo xubnaha xilalka cusub loo magaacabayna ay ka mid yihiin laba haween ah. Xubnaha uu madaxweynaha maanta magacaabayna […]
Read more ›XEERNIDAAMIYAHA WAXBARASHADA DUGSIYADA GAARKA AH OO LA SOO BANDHIGAY
Wasaaradda waxbarashadda iyo sayniska ee J. Somaliland ayaa Arbacadii [3dii bishan October] soo bandhigtay qabyo-qoraalka Xeer-nidaamiyaha Waxbarashadda Gaarka loo leeyahay, kaasi oo ay sheegtay in laga soo dheegtay Xeerka Waxbarashada ee Golaha Wakiillada Somaliland ansixiyeen, isla markaana Madaxweynaha somaliland dhaqan galiyey dhawaan, si loogu dhaqo waxbarashadda. Shirkan oo lagu qabtay […]
Read more ›
Social Media