News

Best Tips of Tarot Card Reading

News 21st October 2019 at 6:56 pm Comments are Disabled

The truth of any reading is dependent on several things. The accuracy of the Free Tarot Card Reading will ride on your intention also. There aren’t any absolutes in Tarot. Other folks make the mistake of asking questions that are unsuited for your own tarot. Additionally, there’s no longer need […]

Read more ›
FIRST 35 JOURNALISTS GRADUATED – University of Hargeisa

FIRST 35 JOURNALISTS GRADUATED – University of Hargeisa

News 18th October 2019 at 5:45 pm Comments are Disabled

A graduation ceremony was held today in the main campus of the University of Hargeisa [HoU]. In its first time, HoU awarded 35 students a one year diploma of Professional Journalism funded by the Foreign Commonwealth Office. Somaliland Minister of Information and culture in Somaliland, the President of the University of Hargeisa, […]

Read more ›
LAASCAANOOD: MADAARISTA ALQALAM OO XAFLAD QALINJEBIN KU KULANTAY

LAASCAANOOD: MADAARISTA ALQALAM OO XAFLAD QALINJEBIN KU KULANTAY

News 18th August 2018 at 3:37 pm Comments are Disabled

Arday tiradoodu dhantahay 14 kana qalin jebiyey Dugsiga Hoose/Dhexe ee Alqalam ee degmada Laascaanood iyo, sidoo kale, arday ku soo biirtay dugsiyadaasi sannad dugsiyeedkan cusub ayaa loogu qabtay xaflad isugu jirta sagootin iyo soo dhoweyn magaalada Laascaanood. Macallin Cali Axmed Cabdiraxmaan, Maamulaha Guud ee Dugsiyada Madaaris Alqalam, oo ka soo qayb galayaashii […]

Read more ›
CHEMISTRY, FORM ONE – SECONDARY SCHOOL: CALSS ONE

CHEMISTRY, FORM ONE – SECONDARY SCHOOL: CALSS ONE

Chemistry, News 10th July 2017 at 6:05 pm 864 comments

Form One, Chemistry: Class One Introduction to Chemistry: a. Chemistry laboratory b. What is a Chemistry Laboratory c. Laboratory Safety Procedures HALKAN GUJI/RIIX SI AAD ULA SOCOTO CASHARKA: https://www.school-network.net/Event/Join/296932074912

Read more ›
PHOTOS: POSTGRADUATE [GIRL] STUDENTS DEFENDING THEIR THESIS, AMOUD UNIVERSITY

PHOTOS: POSTGRADUATE [GIRL] STUDENTS DEFENDING THEIR THESIS, AMOUD UNIVERSITY

These students are drawn from a group that have online programmes being run jointly by Darlana University and Amoud University. The Thesis Viva Voce is being conducted in Borama Campus, Amoud University for four days from Friday, July 7th, 2017 to Tuesday, July 10th, 2017, at Amoud School of Postgraduate […]

Read more ›
DAAWO, ARDAY SOOMAALIYEED OO DUGSIYADA SWEDEN DHAMMAYSTAY OO LOO XAFLADEEYEY

DAAWO, ARDAY SOOMAALIYEED OO DUGSIYADA SWEDEN DHAMMAYSTAY OO LOO XAFLADEEYEY

News, Wararka/News 10th June 2017 at 9:23 pm 421 comments

Magaalada Vänersborg ee Dalka Sweden waxaa lagu qabtay xafaladda Sanad dugsiyeedka 2016 iyo 2017 taasoo lagu soo gabagabeyay magaaladaasi oo ay sannadkan ka mid ahaayeen ardaydaasi 7 Soomaali ah.

Read more ›
RA’IISALWASAARAHA SOMALIA OO KORMEERAY GOOBAHA IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH EE MUQDISHO

RA’IISALWASAARAHA SOMALIA OO KORMEERAY GOOBAHA IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH EE MUQDISHO

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagey qaar kamid ah Dugsiyada ay ka socdaan Imtixaanka Shahaadiga ah oo guud ahaan maanta dalka oo dhan ka dhacaya. Iyadoo ay soo diyaarisay Wasaaradda Waxbarashada ee xukuumadda Soomaaliya. Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka […]

Read more ›
FARMAAJO OO WARAAQIHII AQOONSIGA KA GUDDOOMAY SAFIIRKA SHIINAHA

FARMAAJO OO WARAAQIHII AQOONSIGA KA GUDDOOMAY SAFIIRKA SHIINAHA

News 16th April 2017 at 8:12 am 672 comments

Madaxwaynaha dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqaddaha aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiisan doonna Soomaaliya Mudane Qin Jian ayaa dhowaan dowladda Shiinaha u soo magacowday Danjiraheeda Soomaaliya isagoo bedelay danjirihii hore.Madaxweyne Farmaajo iyo danjire Qin Jian ayaa ka wada hadlay xiriirka soo jireenka ah ee […]

Read more ›
WEFDI DHINACA WAXBARASHADA AH OO MAR LAGU SHEEGAY INAY  JAAMACADDA CARABTA KA SOCDAAN, MARKALENA DALKA JORDAN KA SOCDAAN OO HARGEYSA YIMI

WEFDI DHINACA WAXBARASHADA AH OO MAR LAGU SHEEGAY INAY JAAMACADDA CARABTA KA SOCDAAN, MARKALENA DALKA JORDAN KA SOCDAAN OO HARGEYSA YIMI

News, Wararka/News 12th January 2017 at 8:04 pm 595 comments

Wefdiga oo uu hogaaminayo nin magaciisa lagu soo koobay Dr. Suldaan, lana sheegay inay tahay markii sadexaad ee uu Hargeysa yimaado,  ayaa booqasho sharafeed ugu tegey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Maxamed Axmed Maxamuud [Siilaanyo] iyadoo ay garbaha ka socdaan Wasiirada Waxbarshada iyo A. Dibedda ee Somaliland iyo xubno kale oo Madaxtooyada […]

Read more ›
MILICSIGA MANHAJKA CUSUB EE WASAARADDA WAXBARASHADA – MAXAMED SALEEBAAN CUMAR

MILICSIGA MANHAJKA CUSUB EE WASAARADDA WAXBARASHADA – MAXAMED SALEEBAAN CUMAR

Doodaha iyo Qoraalada, News, Wararka/News 24th November 2016 at 3:36 pm 846 comments

Manhajka waxbarasho waa tiir muhiim u ah jiritaanka ummadnimo. Waa astaanta ugu mudan iyo qiimiga ugu sarreeya ee ummadi yeelan karto. Waxa uu ka turjumaa ujeeddooyinka ay bulsho kastaa nolosha ka leedahay. Ummadaha adduunyadu waxay ku kala geddisan yihiin ahdaafta tacliinta laga leeyahay, waxaanay u kala horumar badan yihiin sida […]

Read more ›