Imtixaanada Shahaadiga ah

RA’IISALWASAARAHA SOMALIA OO KORMEERAY GOOBAHA IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH EE MUQDISHO

RA’IISALWASAARAHA SOMALIA OO KORMEERAY GOOBAHA IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH EE MUQDISHO

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagey qaar kamid ah Dugsiyada ay ka socdaan Imtixaanka Shahaadiga ah oo guud ahaan maanta dalka oo dhan ka dhacaya. Iyadoo ay soo diyaarisay Wasaaradda Waxbarashada ee xukuumadda Soomaaliya. Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka […]

Read more ›
JADWALKA IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH EE PUNTLAND

JADWALKA IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH EE PUNTLAND

Waxaad halka kaga bogan kartaa Jadwalka Imtixaanada Shahaadiga ah ee Dawlad Goboleedka Puntland. Imtixaanadan oo bilaabmay maanta oo ay Taariikhdu tahay 20 May, 2017 waxay kuwa Dugsiyada sare ku egyihiin [dhamaanayaan] Khamiista 25ka May, halka ay kuwa Dugsiyada Dhexena dhamaanayaan maalinta Salaasada 23ka May.  HALKAN KA AKHRISO.  

Read more ›
IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH OO MAANTA PUNTLAND LOOGA FADHIISTAY

IMTIXAANADA SHAHAADIGA AH OO MAANTA PUNTLAND LOOGA FADHIISTAY

Guddoomiyaha Barlamaanka dawladda Puntland, Axmed Cali, ayaa maanta  daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo Sare ee Puntland, isagoo ka daahfuray Dugsiga Sare  ee Gambool,  Garowe.  Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe iyo sare ee Puntland waxaa ka qayb galay  Arday isugu jira wiilal iyo gabdho oo tiradooda dhan […]

Read more ›
IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE DAWLADDA FEDERAALKA SOMALIA OO WAR LAGA SOO SAARAY

IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE DAWLADDA FEDERAALKA SOMALIA OO WAR LAGA SOO SAARAY

Wasaaradda Waxbarashada Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay warmurtiyeed ku saabsan Qaadista Imtixaanka Shahaadiga ah  ee dhowaan la qaban doono, wuxuuna war murtiyeedkaas u qornaa sidatan:- WAR MURTIYEED WASAARADA WAXBARASHADA SOOMAALIYA 1. Wargelin Sida uu qabo sharciga Waxbarashada Guud ee dalka, sannad dugsiyeed kasta dhammaadkiisa waa in arday […]

Read more ›
CHEMISTRY EXAM, FROM FOUR – 2015: MULTIPLE JOICE QUESTIONS

CHEMISTRY EXAM, FROM FOUR – 2015: MULTIPLE JOICE QUESTIONS

Chemistry, Imtixaanada Shahaadiga ah 20th April 2017 at 12:15 pm 366 comments

Ka shaqee Imtixaankan: https://www.wiziq.com/online-tests/97860-somaliland-secondary-school-chemistry-exam-form-four-june-2015/2

Read more ›
MATHS PAPER ONE, EXAM PAPER: FORM FOUR – SOMALILAND 2008

MATHS PAPER ONE, EXAM PAPER: FORM FOUR – SOMALILAND 2008

Halkan Hoose Guji/Riix: MATHS P1, FORM FOUR, SOMALILAND 2008 – somalischools.net

Read more ›
BIOLOGY,  EXAM PAPER:  FORM FOUR, SOMALILAND – 2009

BIOLOGY, EXAM PAPER: FORM FOUR, SOMALILAND – 2009

Halkan Hoose Guji/Riix: BIOLOGY EXAM PAPER, FORM FOUR, SOMALILAND 2009

Read more ›
TOBANKII ARDAY EE UGU SAREEYEY DUGSIYADA SARE IYO DHEXE  OO GOBOLKA TOGDHEER HOGAANKA U QABATAY

TOBANKII ARDAY EE UGU SAREEYEY DUGSIYADA SARE IYO DHEXE OO GOBOLKA TOGDHEER HOGAANKA U QABATAY

Imtixaanada Shahaadiga ah, Wararka/News 11th August 2016 at 4:25 pm 97 comments

Dugsiga SMART ee Burco oo xaabsaday tirooyinkii ugu badnaa ee ardayda kaalmaha ugu sareeya imtixaanadii  Somaliland.  HALKAN KA DAAWO.

Read more ›
NATIIJADII IMTIXAANKA OO LAGU DHAWAAQAY:  TIRADII UGU BADNAYD OO SANNADKAN DHACDAY

NATIIJADII IMTIXAANKA OO LAGU DHAWAAQAY: TIRADII UGU BADNAYD OO SANNADKAN DHACDAY

Imtixaanada Shahaadiga ah, Wararka/News 11th August 2016 at 4:02 pm 492 comments

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, Mudane Cabdilaahi Dheere, ayaa ku dhawaaqay Natiijada Imtixaanada Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare ee Somaliland, sannad dugsiyeedka 2015/2016.  Wuxuu sheegay in 357 Dugsi Hoose/Dhexe iyo 108 Dugsi Sare u fadhiisteen Imtixaanka Shahaadiga ah. Sidoo kale, tirada ardayda u fadhiisatay imtixaanadu waxay ahayd 15.020 arday oo Dugsiyada […]

Read more ›
NATIIJADII IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH, MUQDISHO:  GABADH KAALINTA KOOWAAD U GASHAY DHAMMAAN ARDAYDII DUGSIYADA SARE

NATIIJADII IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH, MUQDISHO: GABADH KAALINTA KOOWAAD U GASHAY DHAMMAAN ARDAYDII DUGSIYADA SARE

Wasaaradda Waxbarshada , Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dawladda Federaalka ah ee Somalia ayaa soo saartay natiijadii Imtixaanka Shahaadiga ah ee laga qaaday ardayda Dugsiyada  Sare loona fadhiistay 28kii May, 2016. Sida ka muuqata qoraal shaxaysan oo ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda, Mudane Cabdulqaadir Cabdi Xaashi, waxaa kaalinta koowaad […]

Read more ›