Machadyada

BARAYAASHA DUGSIYADA XIRFADAHA OO TABABAR LOOGU SOO XIDHAY HARGEYSA

BARAYAASHA DUGSIYADA XIRFADAHA OO TABABAR LOOGU SOO XIDHAY HARGEYSA

Machadyada, Wararka/News 14th February 2018 at 9:44 pm 712 comments

Macalimiin tiradoodu dhantahay 45 xubnood kana kala yimid qaar ka mid ah Dugsiyada Xirfadaha ee gobolada Somaliland ayaa loo soo afmeeray tababar u socdey muddo 15 maalmood ah.  Tababarkan oo ay ku baranayeen mihnadaha kala ah biyogelinta, makaanikada, dabgelinta guryaha iyo hagaajinta qaboojiyeyaasha ayaa waxaa gebagebadiisii kelmedo dardaaran u ah […]

Read more ›
SHEEKH MAHDI CENTER OF LANGUAGE, BOORAMA: DUFCADDII 22aad OO KA QALIN JEBISEY

SHEEKH MAHDI CENTER OF LANGUAGE, BOORAMA: DUFCADDII 22aad OO KA QALIN JEBISEY

Machadyada 25th November 2017 at 8:39 am 669 comments

“Waxaa la aasaasay 1991, waxaa aasaasay Alle ha u naxariisto macallinkeenii indhaha inoo furay Axmed Sheekh Mahdi Aadan”  – Maamulka iyo ka soo qayb galayaashii xafladda qalinjebinta ayaa si weyn ugu duceeyey aasaasihii Dugsiga. HALKAN KA DAAWO.

Read more ›
MACHADKA HAY’ADDA SHAQAALAHA DAWLADDA OO LAGA QALINJEBIYEY, MADAXWEYNE SIILAANYO OO KA QAYB GALAY

MACHADKA HAY’ADDA SHAQAALAHA DAWLADDA OO LAGA QALINJEBIYEY, MADAXWEYNE SIILAANYO OO KA QAYB GALAY

Machadyada, Wararka/News 6th November 2016 at 12:01 am 542 comments

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Siilaanyo, oo khudbad ka jeediyey munaasinadaasi ayaa yidhi “Farxad weyn ayey ii tahay, inaan ka soo qayb galo Munaasibaddan lagu maamuusay mas’uuliyiinta ka tirsan Shaqaalaha Dawladda, ee maanta ka qalin-jebinaya Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda. Ugu horreyn, waxaan u hambalyeynayaa Mas’uuliyiintan qalin-jebisay iyo Macalimiintii tacabka badan galisay. Sidoo kale, […]

Read more ›
NURSING COLLEGE CURRICULUM, 2014

NURSING COLLEGE CURRICULUM, 2014

Doodaha iyo Qoraalada, Machadyada 29th July 2016 at 10:02 pm 377 comments

To read or download BSc Nursing Curriculum, 2014, please click the red title, here: BSc_Nursing_curriculum_2014_Somaliland

Read more ›