Jaamacadaha

DUFCADDII UGU HOREYSEY OO KA QALINJEBISEY ADMAS BORAMA

DUFCADDII UGU HOREYSEY OO KA QALINJEBISEY ADMAS BORAMA

Jaamacadaha, Wararka/News 28th September 2018 at 10:26 am Comments are Disabled

Xaflad loogu dabaaldegeyey 64 arday oo ka qalinjebisey 4 ka mid ah 7 kulliyadood oo ay ka koobantahay Jaamacadda Admas, faraceeda Boorama ayaa lagu qabatya SAW HOTEL oo ku yaalla degmada Borama, Awdal. Xafladdan oo ahayd mid lagu maamusayey dufcaddii ugu horeysey tan iyo intii la aasaasay faraca Boorama ee […]

Read more ›
ISLAMIC ONLINE UNIVERSITY, BORAMA, OO MARKII UGU HOREYSEY ARDAY DHAMAYSATAY U DABAALDEGTEY

ISLAMIC ONLINE UNIVERSITY, BORAMA, OO MARKII UGU HOREYSEY ARDAY DHAMAYSATAY U DABAALDEGTEY

Jaamacadaha, Wararka/News 25th November 2017 at 9:08 am 1,417 comments

Dr. Bilaal Philips, Aasaasaha Guud ee Jaamacadaha Islamic Online University iyo sidoo kale Gudoomiyaha Faraca Boorama ee Jaamacadda, Mudane Axmed Maxamed Xaamud, maamulka, ardayda, waalidiinta iyo martisharaf kale ayaa ka soo qayb galay munaasabad lagu maamuusay Dufacaddii Koowaad ee ka qalinjebisa Jaamacadda Islamic Online faraceeda Boorama. Ardayda qalinebisey oo tiradoodu […]

Read more ›
JAAMACADDA ALPHA EE BURCO: KILLIYADAHA KALKAALIYENIMADA [NURSING], UMUULISONIMADA [MIDWIFERY] IYO SHAYBAADHIDDA [LAB] OO CARWO SAMEEYEY

JAAMACADDA ALPHA EE BURCO: KILLIYADAHA KALKAALIYENIMADA [NURSING], UMUULISONIMADA [MIDWIFERY] IYO SHAYBAADHIDDA [LAB] OO CARWO SAMEEYEY

Jaamacadaha, Wararka/News 9th September 2017 at 4:32 pm 931 comments

Cabdishakuur Maxamed Yuusuf, Gudoomiye Ku Xigeenka Barnaamijyada Waxbarshada Derejada Labaad [Master Program] ee Jaamacadda Alpha ayaa furitaankii carwada ka sheegay noocyada Kulliyadaha carwadan ka qayb gelaya, wuxuuna tilmaamay inay “sharaf noo tahay inaanu soo bandhigno tayada waxbarashada aanu bixino”. HALKAN KA DAAWO.

Read more ›
JAAMACADDA BANAADIR: KULLIYADDA CILMIGA DAAWOOYINKA OO MARKII UGU HOREYSEY ALBAABADA LOO FURAY

JAAMACADDA BANAADIR: KULLIYADDA CILMIGA DAAWOOYINKA OO MARKII UGU HOREYSEY ALBAABADA LOO FURAY

Jaamacadaha, Wararka/News 7th September 2017 at 1:27 pm 784 comments

Jaamacadda Benaadir ee magaalada Muqdisho ayaa soo kordhisay sanadkan kuliyad cusub oo lagu baranayo cilmiga Dawooyinka taasoo si rasmi ah uga mid noqotay kuliyadaha ay horey laheyd Jaamacadda, iyadoo kuliyaddan ay tahay tii ugu horeysay nooceeda ee abid laga hirgeliyo Somalia. Seminaar ku saabsanaa aqoonta ay xambaarsan tahay kuliyadan cusub […]

Read more ›
AMOUD UNIVERSITY: PAST AND PRESENT

AMOUD UNIVERSITY: PAST AND PRESENT

English News, Jaamacadaha 6th September 2017 at 10:39 pm 1,415 comments

Read this captivating story from Khadija A. Sheikh, an alumnus of Amoud University http://somalilandpress.com/somaliland-experiencing-amoud-34761 about Amoud University!!! More readings about Amoud Amoud University history and background can also be found on the article called “In a breakaway region of war-torn Somalia, a new university takes root” from Somaliland Space, an […]

Read more ›
IMTIXAANKII HAWLQABASHADA [PRACTICAL EXAM] – DAAWO, ARDAYDA KULLIYADDA CAAFIMAADKA EE JAAMACADDA HARGEYSA

IMTIXAANKII HAWLQABASHADA [PRACTICAL EXAM] – DAAWO, ARDAYDA KULLIYADDA CAAFIMAADKA EE JAAMACADDA HARGEYSA

Jaamacadaha, Wararka/News 12th July 2017 at 9:43 am 488 comments

Waxaa ardayda Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Hargeysa u bilaabmay  imtixaanka loo yaqaano hawlqabashada [Practical] kaasoo lagaga qaadayo Cusbitaalka Guud ee Hargeysa gudihiisa.  Imtixaankan ayaa, sida ay sheegtay Jaamacadda Hargeysa, waxaa goobjoog ahaan u qaadaya Barayaal Sare oo ka socda Jaamacadda King’s College ee London.

Read more ›
PHOTOS: POSTGRADUATE [GIRL] STUDENTS DEFENDING THEIR THESIS, AMOUD UNIVERSITY

PHOTOS: POSTGRADUATE [GIRL] STUDENTS DEFENDING THEIR THESIS, AMOUD UNIVERSITY

These students are drawn from a group that have online programmes being run jointly by Darlana University and Amoud University. The Thesis Viva Voce is being conducted in Borama Campus, Amoud University for four days from Friday, July 7th, 2017 to Tuesday, July 10th, 2017, at Amoud School of Postgraduate […]

Read more ›
MUHIIM, ARDAYDA JAAMACADDA EELO OO SOO BANDHIGAY ‘SOFTWARES’ CUSUB OO AY HAL ABUUREEN

MUHIIM, ARDAYDA JAAMACADDA EELO OO SOO BANDHIGAY ‘SOFTWARES’ CUSUB OO AY HAL ABUUREEN

Jaamacadaha, Wararka/News 10th June 2017 at 12:27 am 126 comments

Kulliyadda ICT ee Jaamacadda EELO ee ku taala degmada Boorama, Gobolka Awdal, ayaa lagu soo bandhigay ‘Softwares’ ay si gaar ah u hal abuureen ardayda ka qalin jebineysa Dufcadda Toddobaad kulliyadaasi.  DAAWSHO WACAN.

Read more ›
TARTANKA HAL ABUURKA GANACSIGA EE JAAMACADAHA, QAYBTIISII SHANAAD

TARTANKA HAL ABUURKA GANACSIGA EE JAAMACADAHA, QAYBTIISII SHANAAD

Jaamacadaha, Wararka/News 8th June 2017 at 9:37 pm 410 comments

Jaamacadda Beder International ayaa qaybtan Shanaad ee Tartanka Halabuurka Ganacsiga ee Jaamacadaha ku soo bandhigtay dhallinyaro wax ka barata oo dhexdooda kaga tartamaya sidii arday walba uu ugu guuleysan lahaa in barnaamijka uu la gole yimaadaa inuu noqdo kan uu ku meteli doono Jaamacadda Beder.  Tartanka waxaa wada geli doona Jaamacadaha Beder, Nugaal, Burco, […]

Read more ›
JAAMACADDA GOLIS, FARACA LAASCAANOOD:  BARNAAMIJ ‘POST GRADUATE’ AH OO LA DAAHFURAY

JAAMACADDA GOLIS, FARACA LAASCAANOOD: BARNAAMIJ ‘POST GRADUATE’ AH OO LA DAAHFURAY

Jaamacadaha, Wararka/News 14th May 2017 at 11:40 am 287 comments

Barnaamij cusub oo ardaydu ku qaadanayso shahaadada ‘Master Degree’ ayaa lagaga dhawaaqay xaflad lagu qabtay Jaamacadda Golis, Faraca Laascaanood.  Barnaamijkan oo hore u jirey ayay Jaamacadda Golis u soo fidisay in laga hawlgeliyo Laascaanood.  “Master Program-ka Golis 2012kii ayaa la soo bilaabay, waa International, kii Saddexaad baa baxaya sannadkan oo […]

Read more ›