Dugsiyada Sare

AKHRISO MAGACYADA 10KA DUGSI IYO 10KA ARDAY EE UGU SAREEYEY NATIIJADII IMTIXAANADA SOMALILAND

AKHRISO MAGACYADA 10KA DUGSI IYO 10KA ARDAY EE UGU SAREEYEY NATIIJADII IMTIXAANADA SOMALILAND

Dugsiyada Sare, Wararka/News 16th September 2017 at 5:58 pm 398 comments

Celceliska imtixaanka Dugsiyada Sare 10kii ugu sareeyey: Qoriyaale, Togdheer Qorlilugud, Buuhoodle Geb, Awdal Hadaaftimo, Badhan Sacaadudiin, Selel Siinay, Badhan Alnuur, Badhan Faarax Nuur, Balligubadle Shire Gaab, Sheekh Celceliska imtixaanka [Average] Dugsiyada Dhexe 10kii dugsi ee ugu sareeyey: Shanshacadde, Togdheer Damallo Xagarre, Sanaag Cige Bile, Awdal Taallo Buur, Togdheer Modern, Sheekh […]

Read more ›
DUGSIGA AMAANO OO SHEEGTAY INUU KAALINTA KOOWAAD U GALAY 144 DAL

DUGSIGA AMAANO OO SHEEGTAY INUU KAALINTA KOOWAAD U GALAY 144 DAL

Dugsiyada Sare, Wararka/News 16th September 2017 at 5:24 pm 902 comments

Cabdilaahi Ibraahim Xasan, Mulkiilaha Dugsiga Hoyga ah ee Amaano ee magaalada Hargeysa ayaa saxaafadda uga waramay  2 ka mid ah ardayda dugsiga AMAANO inay kaalinta koowaad u galeen arday ka kala socotey 144 dal.  HALKAN KA FIIRSO.

Read more ›
DALLADA WAXBARASHADA EE ILAYS

DALLADA WAXBARASHADA EE ILAYS

Dugsiyada Sare 11th July 2017 at 8:04 pm 591 comments

Dugsiyada Hoose/Dhexe iyo Sare iyo Jaamacadda Ilays, xilliga la aasaasay, qaybaha ay ka koobanyihiin, tirada dhigata iyo xogo kale oo muhiim ah oo ku saabsan Dallada waxbarashada ee ILAYS.  DAAWASHO WANAAGSAN.

Read more ›
DUGSIYADA IMAAMU SHAAFICI IYO JANARAAL DAA’UUD OO KU KULMAY BARNAAMIJKA TARTANKA DUGSIYADA

DUGSIYADA IMAAMU SHAAFICI IYO JANARAAL DAA’UUD OO KU KULMAY BARNAAMIJKA TARTANKA DUGSIYADA

Dugsiyada Sare, Wararka/News 29th May 2017 at 11:04 am 458 comments

Maalintii Labaad [Qaybtii Labaad] ee Tartanka Dugsiyada Muqdisho ayaa waxaa foodda is gashaday dugsiyada Imaamu Shaafici iyo Janaraal Daa’uud. DAAWASHO WACAN.

Read more ›
TARTAN AQOONEEDKA DUGSIYADA MUQDISHO OO BILAABMAY

TARTAN AQOONEEDKA DUGSIYADA MUQDISHO OO BILAABMAY

Dugsiyada Sare, Wararka/News 28th May 2017 at 8:51 pm 300 comments

Tarankii sannadlaha ahaa ee Bisha Ramadaan loo qaban jirey Dugsiyada Muqdisho ayaa loo furay 24 Dugsi. Barnaamijkan oo uu diyaariyo Telefishanka Universal ayaa ah kii labaad, isagoo bilaabay markii koowaad sannadkii ina dhaafay ee 2016 oo ay ka qayb galeen 20 Dugsi. Sannadkan waxaa maalgelinta Barnaamijka fuliyey Maamulka Gobolka Banaadir […]

Read more ›