Dugsiyada Hoose/Dhexe

AMAANO BOARDING & DAY SCHOOL:  DIIWAANGELINTA ARDAYDA CUSUB OO KA BILAABATAY

AMAANO BOARDING & DAY SCHOOL: DIIWAANGELINTA ARDAYDA CUSUB OO KA BILAABATAY

Dugsiga Casriga ah ee Amaano Boarding and Day School wuxuu qaadanayaa  Arday Cusub oo qaybaha waxbarashadoodu isugu jirto dugsi sare iyo mid dhexe. Haddaba si aad faahfaahin dheeraad ah uga hesho Daawo Muuqaalkan Hoose:

Read more ›
DUGSIGA BILKHAYR, HARGEYSA:  MUNAASABAD LAGU DAAHFURAY DUGSI CUSUB OO LAGU QABTA XAAFADDA QUDHAC DHEER

DUGSIGA BILKHAYR, HARGEYSA: MUNAASABAD LAGU DAAHFURAY DUGSI CUSUB OO LAGU QABTA XAAFADDA QUDHAC DHEER

Dugsiyada Hoose/Dhexe, Wararka/News 5th August 2016 at 8:30 am 705 comments

Dugsi ka kooban Barbaarinta Caruurta [KG], Dugsi Hoose iyo Dugsi Dhexe waxabarashadiisuna ku bixi doonto luqadda Carabiga ayaa laga furay xaafadda Qudhac Dheer ee degmada Hargeysa. HALKAN KA DAAWO.

Read more ›
AAYATIIN PRIMARY SCHOOLS, KAALAY BOOQO, KEEN CARUURTA, KORDHI AQOONTA

AAYATIIN PRIMARY SCHOOLS, KAALAY BOOQO, KEEN CARUURTA, KORDHI AQOONTA

Keen caruurta, Kordhi aqoontooda iyo asluubtooda.  Soo arag goobaha waxbarashada iyo kuwa maaweelada caruurta ee ku yaalla. Wuxuu ilmahaagu dugsigan ka heleyaa aqoon iyo tababar asluub wacan.

Read more ›
DUGSIYADA CUMAR BINU KHADAAB, BOORAMA: SAGOOTINTA ARDAYDA FASALKA 8aad, DUGSIGA DHEXE

DUGSIYADA CUMAR BINU KHADAAB, BOORAMA: SAGOOTINTA ARDAYDA FASALKA 8aad, DUGSIGA DHEXE

Maamulaha Guud ee Dugsiyada Cumar Binu Khaddaab, Garyaqaan Cabdiwahaab Cabdilaahi Aadan Boos, ayaa faahfaahiyey ujeeddada xafladda – DAAWASHO WACAN.

Read more ›
XAAFADDA SIINAAY, KASMAAL PRIMARY SCHOOL:  MA DOONEYSAA DUGSI H/DHEXE OO MANHAJKA SOMALILAND KU DHIGA LUQADDA INGIRIISIGA

XAAFADDA SIINAAY, KASMAAL PRIMARY SCHOOL: MA DOONEYSAA DUGSI H/DHEXE OO MANHAJKA SOMALILAND KU DHIGA LUQADDA INGIRIISIGA

KASMAAL PRIMARY SCHOOL, GELINKA HORE FASALKA 1aad ILAA KA 6aad, GELINKA DAMBE U SOO DOONO CASHARRO KAABIS AH. DAAWASHO WACAN.

Read more ›