Dugsiyada Barbaarinta

DAAWO [VIDEO/SAWIR]: DUGSIYADA BARBAARINTA CARUURTA OO DAWLADDA SOMALILAND FURTAY, TODDOBA DUGSI OO TIJAABO AHAAN LOO DOORTAY

DAAWO [VIDEO/SAWIR]: DUGSIYADA BARBAARINTA CARUURTA OO DAWLADDA SOMALILAND FURTAY, TODDOBA DUGSI OO TIJAABO AHAAN LOO DOORTAY

Dugsiyada Barbaarinta, Wararka/News 17th October 2016 at 8:58 am 674 comments

Wasaaradda waxbarashadda iyo tacliinta sare  ee Somaliland ayaa markii u horaysay dalka ka hirgelisay  barnaamij ku cusub waxbarashadda dalka, kaasi oo ah qaybta bar-baarinta caruurta ee dugsiyadda dawliga ah. Barnaamijkaasi oo   si tijaabo ah looga bilaabay todoba dugsi oo dawli ah oo  ku yaala Caasimadda Hargeysa, waxaana barnaamijkaasi hirgelintiisa iska […]

Read more ›