School Profiles

DUFCADDII UGU HOREYSEY OO KA QALINJEBISEY ADMAS BORAMA

DUFCADDII UGU HOREYSEY OO KA QALINJEBISEY ADMAS BORAMA

Jaamacadaha, Wararka/News 28th September 2018 at 10:26 am Comments are Disabled

Xaflad loogu dabaaldegeyey 64 arday oo ka qalinjebisey 4 ka mid ah 7 kulliyadood oo ay ka koobantahay Jaamacadda Admas, faraceeda Boorama ayaa lagu qabatya SAW HOTEL oo ku yaalla degmada Borama, Awdal. Xafladdan oo ahayd mid lagu maamusayey dufcaddii ugu horeysey tan iyo intii la aasaasay faraca Boorama ee […]

Read more ›
BARAYAASHA DUGSIYADA XIRFADAHA OO TABABAR LOOGU SOO XIDHAY HARGEYSA

BARAYAASHA DUGSIYADA XIRFADAHA OO TABABAR LOOGU SOO XIDHAY HARGEYSA

Machadyada, Wararka/News 14th February 2018 at 9:44 pm 712 comments

Macalimiin tiradoodu dhantahay 45 xubnood kana kala yimid qaar ka mid ah Dugsiyada Xirfadaha ee gobolada Somaliland ayaa loo soo afmeeray tababar u socdey muddo 15 maalmood ah.  Tababarkan oo ay ku baranayeen mihnadaha kala ah biyogelinta, makaanikada, dabgelinta guryaha iyo hagaajinta qaboojiyeyaasha ayaa waxaa gebagebadiisii kelmedo dardaaran u ah […]

Read more ›
ISLAMIC ONLINE UNIVERSITY, BORAMA, OO MARKII UGU HOREYSEY ARDAY DHAMAYSATAY U DABAALDEGTEY

ISLAMIC ONLINE UNIVERSITY, BORAMA, OO MARKII UGU HOREYSEY ARDAY DHAMAYSATAY U DABAALDEGTEY

Jaamacadaha, Wararka/News 25th November 2017 at 9:08 am 1,417 comments

Dr. Bilaal Philips, Aasaasaha Guud ee Jaamacadaha Islamic Online University iyo sidoo kale Gudoomiyaha Faraca Boorama ee Jaamacadda, Mudane Axmed Maxamed Xaamud, maamulka, ardayda, waalidiinta iyo martisharaf kale ayaa ka soo qayb galay munaasabad lagu maamuusay Dufacaddii Koowaad ee ka qalinjebisa Jaamacadda Islamic Online faraceeda Boorama. Ardayda qalinebisey oo tiradoodu […]

Read more ›
SHEEKH MAHDI CENTER OF LANGUAGE, BOORAMA: DUFCADDII 22aad OO KA QALIN JEBISEY

SHEEKH MAHDI CENTER OF LANGUAGE, BOORAMA: DUFCADDII 22aad OO KA QALIN JEBISEY

Machadyada 25th November 2017 at 8:39 am 669 comments

“Waxaa la aasaasay 1991, waxaa aasaasay Alle ha u naxariisto macallinkeenii indhaha inoo furay Axmed Sheekh Mahdi Aadan”  – Maamulka iyo ka soo qayb galayaashii xafladda qalinjebinta ayaa si weyn ugu duceeyey aasaasihii Dugsiga. HALKAN KA DAAWO.

Read more ›
AKHRISO MAGACYADA 10KA DUGSI IYO 10KA ARDAY EE UGU SAREEYEY NATIIJADII IMTIXAANADA SOMALILAND

AKHRISO MAGACYADA 10KA DUGSI IYO 10KA ARDAY EE UGU SAREEYEY NATIIJADII IMTIXAANADA SOMALILAND

Dugsiyada Sare, Wararka/News 16th September 2017 at 5:58 pm 398 comments

Celceliska imtixaanka Dugsiyada Sare 10kii ugu sareeyey: Qoriyaale, Togdheer Qorlilugud, Buuhoodle Geb, Awdal Hadaaftimo, Badhan Sacaadudiin, Selel Siinay, Badhan Alnuur, Badhan Faarax Nuur, Balligubadle Shire Gaab, Sheekh Celceliska imtixaanka [Average] Dugsiyada Dhexe 10kii dugsi ee ugu sareeyey: Shanshacadde, Togdheer Damallo Xagarre, Sanaag Cige Bile, Awdal Taallo Buur, Togdheer Modern, Sheekh […]

Read more ›
DUGSIGA AMAANO OO SHEEGTAY INUU KAALINTA KOOWAAD U GALAY 144 DAL

DUGSIGA AMAANO OO SHEEGTAY INUU KAALINTA KOOWAAD U GALAY 144 DAL

Dugsiyada Sare, Wararka/News 16th September 2017 at 5:24 pm 902 comments

Cabdilaahi Ibraahim Xasan, Mulkiilaha Dugsiga Hoyga ah ee Amaano ee magaalada Hargeysa ayaa saxaafadda uga waramay  2 ka mid ah ardayda dugsiga AMAANO inay kaalinta koowaad u galeen arday ka kala socotey 144 dal.  HALKAN KA FIIRSO.

Read more ›
JAAMACADDA ALPHA EE BURCO: KILLIYADAHA KALKAALIYENIMADA [NURSING], UMUULISONIMADA [MIDWIFERY] IYO SHAYBAADHIDDA [LAB] OO CARWO SAMEEYEY

JAAMACADDA ALPHA EE BURCO: KILLIYADAHA KALKAALIYENIMADA [NURSING], UMUULISONIMADA [MIDWIFERY] IYO SHAYBAADHIDDA [LAB] OO CARWO SAMEEYEY

Jaamacadaha, Wararka/News 9th September 2017 at 4:32 pm 931 comments

Cabdishakuur Maxamed Yuusuf, Gudoomiye Ku Xigeenka Barnaamijyada Waxbarshada Derejada Labaad [Master Program] ee Jaamacadda Alpha ayaa furitaankii carwada ka sheegay noocyada Kulliyadaha carwadan ka qayb gelaya, wuxuuna tilmaamay inay “sharaf noo tahay inaanu soo bandhigno tayada waxbarashada aanu bixino”. HALKAN KA DAAWO.

Read more ›
JAAMACADDA BANAADIR: KULLIYADDA CILMIGA DAAWOOYINKA OO MARKII UGU HOREYSEY ALBAABADA LOO FURAY

JAAMACADDA BANAADIR: KULLIYADDA CILMIGA DAAWOOYINKA OO MARKII UGU HOREYSEY ALBAABADA LOO FURAY

Jaamacadaha, Wararka/News 7th September 2017 at 1:27 pm 784 comments

Jaamacadda Benaadir ee magaalada Muqdisho ayaa soo kordhisay sanadkan kuliyad cusub oo lagu baranayo cilmiga Dawooyinka taasoo si rasmi ah uga mid noqotay kuliyadaha ay horey laheyd Jaamacadda, iyadoo kuliyaddan ay tahay tii ugu horeysay nooceeda ee abid laga hirgeliyo Somalia. Seminaar ku saabsanaa aqoonta ay xambaarsan tahay kuliyadan cusub […]

Read more ›
AMOUD UNIVERSITY: PAST AND PRESENT

AMOUD UNIVERSITY: PAST AND PRESENT

English News, Jaamacadaha 6th September 2017 at 10:39 pm 1,415 comments

Read this captivating story from Khadija A. Sheikh, an alumnus of Amoud University http://somalilandpress.com/somaliland-experiencing-amoud-34761 about Amoud University!!! More readings about Amoud Amoud University history and background can also be found on the article called “In a breakaway region of war-torn Somalia, a new university takes root” from Somaliland Space, an […]

Read more ›
DUGSIGA IBNU QAYIM: XAFLAD LAGU SAGOOTIYEY ARDAYDII FASALKA SIDEEDAAD, LAGUNA DAAHFURAY SANNAD DUGSIYEEDKA CUSUB

DUGSIGA IBNU QAYIM: XAFLAD LAGU SAGOOTIYEY ARDAYDII FASALKA SIDEEDAAD, LAGUNA DAAHFURAY SANNAD DUGSIYEEDKA CUSUB

School Profiles, Wararka/News 4th September 2017 at 7:53 pm 425 comments

Sheekh Ciise Yuusuf, Maamulaha Dugsiga Ibnu Qayim ee Hoose/Dhexe ayaa dadkii xafladda ka soo qayb galay ugu waramay marxaladihii uu soo maray dugsigu iyo ardayda ku dhammaysatay Fasalka 8aad ee la sii sagootinayey. HALKAN KA DAAWO.

Read more ›