Mashaariicda/Education Programs

DIB U MILICSO, JAAMACADDA CAMUUD: ARDAY KA QALINJEBINEYSEY SHAHAADADA LABAAD EE JAAMACADDA [MASTERS DEGREE] OO DIFAACAYEY BUUGII QALINJEBINTA [MASTERS THESIS]

DIB U MILICSO, JAAMACADDA CAMUUD: ARDAY KA QALINJEBINEYSEY SHAHAADADA LABAAD EE JAAMACADDA [MASTERS DEGREE] OO DIFAACAYEY BUUGII QALINJEBINTA [MASTERS THESIS]

31kii July, 2016 waxaa Jaamacadda Camuud ka bilaabmay fadhiyadii [Sessions] u gaarka ahaa difaacidda Buugga Qalinjebinta [Thesis Defence] ee Shahaadada Heerka Labaad [Postgraduate Degree]. Waxaad sawirada soo socda ku dheehan doontaan Guddiga Qiimaynta, Ardaydii qalinjebineysey oo doodii u taagan iyo dhegeystayaal ka soo qaybgalay ka faa’iideysiga doodan.  The following announcement […]

Read more ›
URURKA JAAMACADAHA CARABTA: WEFDI KA SCODA OO SOMALILAND BOOQASHO KU YIMI

URURKA JAAMACADAHA CARABTA: WEFDI KA SCODA OO SOMALILAND BOOQASHO KU YIMI

Wafti balaadhan oo ka socda Ururka Jaamacadda Carabta ayaa soo gaadhay maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa. Ujeedada wafdigan ayaa  ah sidii ay qiimayn ugu samayn lahaayeen qaar ka mid ah jaamacaddaha dalka si ay uga mid noqdaan Ururka Jaamacadda Carabta, ururkani ayay ku  bahoobeen in kabdan 300  jamacadood oo lagu tiriyo […]

Read more ›