Hablaha/Girls Education

INTERNETKA IYO HABLAHA ARDAYDA AH

INTERNETKA IYO HABLAHA ARDAYDA AH

Hablaha/Girls Education 11th July 2017 at 8:15 pm 344 comments

Gabadh [ardayad] dhigata Dugsiga Sare ee Ilays, Nasra Xasan Maxamed, oo ka waramaysa kaalinta Internetku kaga jiro Waxbarashada isla markaana codsatay in la carqaladayn horumarinta Internetka ee degaanka ay wax ka barato.  Waxay tilmaantay inay casharrada kala soo degto [downloading] Internetka waxayna tilmaantay inay ku faraxsantahay.  HALKAN KA DAAWO.

Read more ›
PHOTOS: POSTGRADUATE [GIRL] STUDENTS DEFENDING THEIR THESIS, AMOUD UNIVERSITY

PHOTOS: POSTGRADUATE [GIRL] STUDENTS DEFENDING THEIR THESIS, AMOUD UNIVERSITY

These students are drawn from a group that have online programmes being run jointly by Darlana University and Amoud University. The Thesis Viva Voce is being conducted in Borama Campus, Amoud University for four days from Friday, July 7th, 2017 to Tuesday, July 10th, 2017, at Amoud School of Postgraduate […]

Read more ›
ADNA UNIVERSITY: UMULISOOYIN KA QALIN JEBIYEY “DEGREE”GII KOOWAAD

ADNA UNIVERSITY: UMULISOOYIN KA QALIN JEBIYEY “DEGREE”GII KOOWAAD

Hablaha/Girls Education, Wararka/News 5th August 2016 at 11:33 am Comments are Disabled

Jaamacadda Adna Adan University ayaa habeenkii xalay ahaa xaflad ugu qabatay magaalada Hargeysa 43 hablood oo ka qalin jabiyay “Degree”ga Koowaad ee cilmiga umulisonimada oo ay qaateen Degree koowaad. Xaflada loo qabtay hablahan ka qalin jabinayay cilmiga umuliso nimada ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiinta iyo maamulka sare ee […]

Read more ›
DAAWO: GABADH WAX LA BARAA WAA UMMAD DHAN OO WAX LA BARAY

DAAWO: GABADH WAX LA BARAA WAA UMMAD DHAN OO WAX LA BARAY

Hablaha/Girls Education 25th May 2016 at 6:09 pm 731 comments

“Magacaygu waa Xamda Xasan Cabdi, waxaan ahay 12 jir, waxaan la dhashay 9 caruur ah, anigaana ugu weyn.  Waxaan doonayaa markaan weynaado inaan noqdo Dhakhtarad..” – DAAWASHO WACAN.

Read more ›