Doodaha iyo Qoraalada

WARAYSI DHEER OO SAAB TV LA YEESHAY WASIIRKA WAXBARASHADA SOMALILAND

WARAYSI DHEER OO SAAB TV LA YEESHAY WASIIRKA WAXBARASHADA SOMALILAND

Doodaha iyo Qoraalada, Wararka/News 3rd September 2017 at 6:50 pm 1,878 comments

Sidee shirkadda HEMA lagu siiyey qandaraaska daabacaadda Buugaagta Manhajka? Tayada Manhajka Cusub miyey liidataa? Maxaa loo waayey Siyaasaddii iyo Xeerkii Waxbarashada?  Wasiir walba oo Wasaaradda yimaadaa Manhaj Waxbarasho oo uu isagu ku saxeexanyahay buu samaysta, siyaasaddii iyo Xeerkii Waxbarashona lama hayo, haddaba sidee waxbarashadii dalka la isugu hallayn karayaa? iyo qodobbo […]

Read more ›
WARBIXN: BANDHIGII BUUGAAGTA EE HARGEYSA, 2012

WARBIXN: BANDHIGII BUUGAAGTA EE HARGEYSA, 2012

Halkan ka akhriso warbixin ku saabsan Bandhigii Buugaagta Caalamiga ah ee lagu qabtay Hargeysa mudadii u dhexeysey  13 ilaa 18kii July, 2012. HALKAN HOOSE RIIX/GUJI [PDF FILE/CLICK]: Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta, 2012

Read more ›
WARBIXIN: CARWADII BUUGAAGTA EE HARGEYSA, 215

WARBIXIN: CARWADII BUUGAAGTA EE HARGEYSA, 215

Halkan hoose ka akhriso warbixintii laga soo saaray hawl maalmeedkii Carwadii Caalamiga ahayd ee Buugaagta ee Hargeysa lagu qabtay intii u dhaxeysey Sabti, August 1 ilaa Khamiis, August 6 – 2017. HALKAN HOOSE GUJI/RIIX/CLICK [PDF]: Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta, 2015

Read more ›
WARBIXIN KU SAABSAN IMTIXAANKII SHAHAADIGA AHAA EE 2014/2015 EE PUNTLAND

WARBIXIN KU SAABSAN IMTIXAANKII SHAHAADIGA AHAA EE 2014/2015 EE PUNTLAND

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Xafiiska Imtixaanaadka Puntland Warbixin kooban oo ku saabsan Imtixaankii 2014/2015  Qorshaynta hawlaha imtixaanaadka Sida caadiga ah waxaa la qorsheeyaa wax qabadyaada Xafiiska Imtixaanaadka bisha Agoosto oo ah bilawga sannad dugsiyeedka Puntland iyadoo lala dhammaynayo dugsiyada. Haddaba bilaha uu ugu mashquulka badan yahay xafiisku ayaa ah […]

Read more ›
MILICSIGA MANHAJKA CUSUB EE WASAARADDA WAXBARASHADA – MAXAMED SALEEBAAN CUMAR

MILICSIGA MANHAJKA CUSUB EE WASAARADDA WAXBARASHADA – MAXAMED SALEEBAAN CUMAR

Doodaha iyo Qoraalada, News, Wararka/News 24th November 2016 at 3:36 pm 846 comments

Manhajka waxbarasho waa tiir muhiim u ah jiritaanka ummadnimo. Waa astaanta ugu mudan iyo qiimiga ugu sarreeya ee ummadi yeelan karto. Waxa uu ka turjumaa ujeeddooyinka ay bulsho kastaa nolosha ka leedahay. Ummadaha adduunyadu waxay ku kala geddisan yihiin ahdaafta tacliinta laga leeyahay, waxaanay u kala horumar badan yihiin sida […]

Read more ›
“MIDAYNTA MANHAJKA DUGSIYADA SOMALILAND WAA TALAABO IN LA BOGAADIYO MUDAN” – Cabdiraxmaan Cadami

“MIDAYNTA MANHAJKA DUGSIYADA SOMALILAND WAA TALAABO IN LA BOGAADIYO MUDAN” – Cabdiraxmaan Cadami

Doodaha iyo Qoraalada, Wararka/News 29th October 2016 at 12:01 am 572 comments

Machadyada qaarkood raga iska leh ama maamula ma aaminsana gooni isu-taaga ama hanaanka siyaasadeed ee geedi socodka Somaliland Dalka waxa ka furan dugsiyo iyo machadyo gaar loo leeyahay oo aad u tiro badan oo u hawl gala si jaanta rogan ah ama sidii oo aanay dalka dawladiba ka jirin. Qaarkood […]

Read more ›
SAAMAYNTA MANAAHIJTA KALA DUWAN KU YEESHEEN WAXBARASHADA ARDAYDA

SAAMAYNTA MANAAHIJTA KALA DUWAN KU YEESHEEN WAXBARASHADA ARDAYDA

Doodaha iyo Qoraalada, Wararka/News 10th October 2016 at 12:01 am 820 comments

Barnaamij gaar ah oo laga diyaariyey khalkhalka ku dhaca aqoonta ardayda eeka soo farcama Manhajyada kala duwan ee wax lagu soo baro. Waxaad ka dheehan doontaa maamulada Wasaaradda, dugsiyada, jaamacadaha iyo kulliyadaha iyo, sidoo kale, ardaydii ay dhibaatadani saamaynta ku yeelatay.  HALKAN KA DAAWO.

Read more ›
THE FRAGILITY OF HIGHER EDUCATION IN THE POST-CONFLICT SOMALILAND: A DIALOGUE

THE FRAGILITY OF HIGHER EDUCATION IN THE POST-CONFLICT SOMALILAND: A DIALOGUE

Doodaha iyo Qoraalada, English News 30th September 2016 at 9:13 pm 725 comments

By Gerald Ainebyona, Golis University This article is based on a three years of hands-on experience, informal interviews with key educationists, lecturers and Somali students; and insider-outsider observations of Somaliland University Education. Its goal is to identify higher education gaps and possible pathways that could resurrect quality higher education. The article […]

Read more ›
NAADIGA HALKARAAN – BURCO [DAAWO]:  KULAN AQOONEED, “QORAALKA TOOLMOON”

NAADIGA HALKARAAN – BURCO [DAAWO]: KULAN AQOONEED, “QORAALKA TOOLMOON”

Doodaha iyo Qoraalada, Wararka/News 4th August 2016 at 12:05 am 275 comments

Kulan aqooneed ku saabsan “Qoraalka Toolmoon” oo lagu qabtay Hotel Deero, Burco, ayaa Mr. Siciid Jaamac Xuseen ku faahfaahiyey Qoraalka waxtarkiisa iyo qaybihiisa.  Kulankan oo ay soo qabanqaabiyeen koox loogu yeedho ‘Naadiga Halkaraan’ ayaa waxaa ka soo qaybgalay dhalinyaro, wiilal iyo gabdhoba leh, oo ka tirsan bahda aqoonta ee Togdheer.  HALKAN […]

Read more ›
NURSING COLLEGE CURRICULUM, 2014

NURSING COLLEGE CURRICULUM, 2014

Doodaha iyo Qoraalada, Machadyada 29th July 2016 at 10:02 pm 377 comments

To read or download BSc Nursing Curriculum, 2014, please click the red title, here: BSc_Nursing_curriculum_2014_Somaliland

Read more ›