Carwada Jaamacadaha Somaliland ee furmaysa Sabtida, 30ka July, waxaa laga soo jeedinayaa 11 cilmi-baadhisood [Papers] oo ku kala saabsan: taariikhda, dhaqaalaha, siyaasadda iyo diblomaasiyadda iyo dhaqanka. Waxaa laga codsaday Jaamacadaha inay ku soo bandhigaan: Warbixinta Jaamacadda, qaybaha ay Jaamacaddu ka koobantahay, barnaamijyada waxbarasho ee Jaamacadda, qalabka ay wax ku dhigaan, ardayda ay qaadanayaan iyo derejooyinkooda, qorshaha jaamacadeed ee muddada dhow iyo tan fogba, iyo dhammaanba wax qabadka jaamacadda. DAAWO IIDHEH LOO SAMEEYEY.
Social Media