BUUG LA SOO BANDHIGAY, GEBILEY: MUSTAFE KHAYRE OO MADAL KU FAALEEYEY BUUG NIN MARAYKAN AHI QORAY

BUUG LA SOO BANDHIGAY, GEBILEY: MUSTAFE KHAYRE OO MADAL KU FAALEEYEY BUUG NIN MARAYKAN AHI QORAY

Posted by

Good to Great, BookNaadiga Akhriska ee Timacadde ee magaalada Gebiley ayaa lagu soo bandhigay Buugga lagu magacaabo “Good to Great” oo uu qoray aqoonyahanka Maraykanka ah ee ‘Collins’.  Mustafe Khayre oo ka mid ah dhallinyarada waxbaratay ee degaanka Gebiley ayaa buugga sharaxaad kooban kaga bixiyey madal ay ka soo qayb galeen arday iyo aqoonyahanno kale.  Sidoo kale, waxaa goobta ka hadlay Maayarka Degmada Gebiley, Mudane Maxamed-Amiin Cumar Cabdi, oo ka mid ahaa dadkii lagu soo marti qaaday kulan aqooneedkan.  DAAWSHO WACAN.

Comments are closed.