BERBERA: IMTIXAANKII OO WHATSAPP LAGU GUDBIYEY, LABA MACALLIN OO LOO XIDHAY

BERBERA: IMTIXAANKII OO WHATSAPP LAGU GUDBIYEY, LABA MACALLIN OO LOO XIDHAY

Posted by

Laba macallin ayaa xabsiga loo dhaadhiciyey, halka mid kalena lagu dabo jiro sidii loo soo qaban lahaa, kadib markii lagu eedeeyey inay ku kaceen fal imtixaanka loogu qishayo ardayda dugsi ka mid ah dugsiyada Dhexe ee degmada Berbera.  Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland, Mudane Cabdilaahi Dheere, oo saxaafadda la hadlay aya sheegay inay Imtixaankii maadadda Diiniga ah ee Dugsiyada Dhexe lagu sawiray telefoon habka loo yaqaano “WhatsApp” dabadeedna lagu diray.  SHEEKADAN OO DHAN HALKAN KA DAAWO.

Comments are closed.